B IYO CEEB: Ma maqasheen hadalladii lagu soo dhaweeyey xabashadii Kismaayo tagtay?
Muqdisho, 09 January 2016: Inta aanan u galin hadaladii lagu soo dhaweeyey Xabashadii ka tagtay magaalada Kismaayo, aan…
Hey’adda HRW oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay ku dileen Gobolka Oromada 140 dibad baxayaal
Muqdisho, 09 January 2016: Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee fadhigeeda yahay Mareykanka Human Rights Watch ayaa sheegtay in ciidamada…
Garoonka Boosaaso oo la furay, Magac-na loo bixiyay
Boosaaso, 08 January 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray garoonka diyaaradaha Boosaaso oo noqday…
Dadka danyarta ah oo aan haysan daryeel caafimaad.
Muqdisho | QOL | January 8, 2016 – Sida lawada og yahay Caafimaadku waa shay qaali ku…
Tehran keen to boost Ethiopia ties: Iran diplomat
Iran expressed its willingness to strengthen its relations with Ethiopia in various fields. Iran on Thursday expressed its willingness…
AMISOM and Ethiopia to spearhead “Operation Jubba River”
-aimed at displacing people in Jubba regions | By Fatuma Lamungu Nur | The Ethiopian forces are pouring…
WFP oo iska fogeysay eedeyma ka yimid dowladda Soomaaliya
Muqdisho, 08 January 2016: Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Cunnada Aduunka ayaa beenisay eedeyn uga timid dowladda Soomaaliya,…
Turkiga oo saldhig Milateri ka sameysanayo Soomaaliya
Muqdisho, 08 January 2016: Waxaa beryahaan la sheegayaa in Dowlada Turkiga ay dooneeyso in saldhig milateri ka sameysato…
Diblomaasiyiinta Iiraan ah oo 72-saac loo qabtay inay dalka uga baxaan
Sii hayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iiraan ee Muqdisho Javad Dehghan Lotfabadi | Muqdisho, 07 January 2016: War…
Ganacsiga Muqdisho oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq ka wanagsan kii hore ee bilihii lasoo dhafay.
Muqdisho | QOL | January 7, 2016 – Marka aad tagto Goobaha ganacsiga ee magaalada Muqdisho oo…
Madaafiic ku soo dhacday meel Madaxtooyada ku dhow
Muqdisho, 07 January 2016: Waxaa na soo gaartay in dowr madfac aan la ogeyn meesha laga soo tuuray…