Posted in WARARKA MAANTA

Khubaro tijaabiyay qaab looga maarmi karo in dhirta la jaro si dhuxul looga dhigo

Axad: October 9, 2022 Xaalufinta dhirta ayaa ah mushkilad Soomaaliya ka jirtay tan iyo qaran jabkii 1991-kii….

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan xog-wareysi ah la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada

Axad: October 9, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Fardawso Cismaan Cigaal oo howlo shaqo u…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha golaha shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan hore Daahir Xasan Guutaale

Axad: October 9, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)…

Posted in WARARKA MAANTA

Qorshaha wada-hadalka ay dalbadeen odayaasha ka wakiilka ah Al-Shabaab maxaa ka jira

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Kooxda Al-Shabaab waxaa laga soo warinayaa damac wada-hadal. Waxaa la helay codka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo xaqiijiyey in la xiray oo hawada laga saaray barihii internet-ka Webka alshabaab ee Somalimemo.

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa xaqiijiyey in la…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dalka Kenya William Rutom oo kulan la yeeshay dhigiisa dalka Ugandha Yoweri Museveni.

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, ayaa kulan la yeeshay dhigiisa dalka Ugandha, Yoweri…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay buundada kaliya ee isku xirta Ruushka iyo Crimea Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlay

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa loo sheegay “xaalad deg deg ah” ee buundada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayooo gaaray dalka Uganda

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Uganda,…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO oo sheegtay in qaaradda Afrika ay tahay meesha ugu badan ee dadka ay u dhintaan is-dilka.

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in qaaradda Afrika ay tahay meesha…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo go’aanno ka soo saartay baahinta wararka ku saabsan Al-Shabaab

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la mamnuucay baahinta wararka ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada NewYork ee dalka Mareykanka oo xalad degdeg ah la geliyay kadib qulqulka muhaajiriinta In ka badan 17,000

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Duqa magaalada New York Eric Adams ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah si…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Jabuuti oo la baadigoob lagu raadinayo lix askari oo la la’yahay ka dib markii ay weerar ku qaaday koox fallaago ah

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa ka billowday baadigoob lagu raadinayo lix askari oo…