C/wali Gaas iyo Maamulkiisa oo Bannaka soo dhigay cadaawada uu u qabo shariif Xasan
Muqdisho, 27 December 2015: Golaha Wasiirada Puntland oo kulan dag dag ah isugu yimaadeen ayaa ka hadlay Maamulka…
Uganda oo ciidamo cirka ah u soo direysa Soomaaliya
Muqdisho, 27 December 2015: Dowladda Uganda ayaa sheegatay qorshe ay ku dooneyso inay Soomaaliya u soo dirto…
Beledweyne ma lagu qaban karo Shir Dowlada ka dhan ah
Muqdisho, 27 December 2015: Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan,Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, ayaa lagu mamnuucay…
Hay’adda NISA Oo soo “Bandhigtay” Dad Shiicada ku faafinayay Muqdisho.
Muqdisho, 26 December 2015: Hawlgal ay sameeyeen ciidanka NISA ee gobalka Banaadir waxay kusoo qabteen dad sameynayay…
Sarkaal Sare oo katirsan Ciidanka DF oo lagu dilay Muqdisho.
Muqdisho, 26 December 2015: Koox hubaysan, ayaa maanta ku dilay Sarkaal Ciidan Gudaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka…
Baarlamaanka oo ansixiyay hindise sharciyeedka lacag dhaqida iyo maalgelinta argagaxisada
Muqdisho, 26 December 2015: Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka…
Guddoomiyihii hore ee Shingaani Siciid C/qaadir Sicdii oo dib loogu soo celiyay xilkiisi.
Muqdisho, 26 December 2015: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa mar kale dib u magacawday Siciid C/qaadir…
Odayaasha Hiiraan oo ballanta kaga baxay M/weyne Xasan Shekh
Muqdisho, 26 December 2015: Wararka aan ka heleyno degmada B/weyne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in…
Maamulka Koofur Galbeed oo ka hor-yimid maamulka cusub ee Ceelbarde
Muqdisho, 26 December 2015: Maamulka K/Galbeed ayaa ka soo horjeestay maamulka shalay loogaga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee loogu…
Maamulka Jowhar oo bilaabay dib u dhiska xarumo muhiim ah
Muqdisho, 26 December2015: Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wada dadaallo uu dib u dhis ku sameynayo waddooyinka soo…
Guddoomiyaha cusub ee Hiiraan oo maanta xilka la wareegayo
Muqdisho, 26 December 2015: Guddoomiyaha cusub oo dhawan loo magacaabay gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar daba-geed ayaa maanta…
M/weyne qaab Xiniin-taabad ah loogu doortay Gobalka Bakool
Muqdisho, 26 December 2015: Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa ayaa sheegaya in xubno uu soo dirsatay…