Wasiir Odawaa oo sheegay in Dowladu ay diyaar u tahay dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Muqdisho, 22 December 2015: Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa shacabka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha…
Socdaalkii Madaxweyne Xasan & Wafdigiisii ay ku tageen Beledweyne
December 21, 2015 | Beledweyne — Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo…
Sarkaal loo Maleeyay in uu Ka Tirsanaa Hay’adda NISA Oo Maanta la Dilay
Muqdisho, 21 December 2015: Rag hubaysan oo watay Gaari ayaa Galabta ku dilay Xaafadda Taleex ee Degmada Hodon…
Madaxweynaha oo goor dhow gaaray Beledweyn
Muqdisho, 21 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka…
Jawaari “Dowladda Hoose ha lagu wargeliyo inaan lagu deg degin hantida ma guurtada Baarlamaanka”
Muqdisho, 21 December 2015: Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiya Baarlamaanka, ayaa maanta ka hadlayay kulankii Baarlamaanka uu…
Sarkaal ka tirsan Bangiga Hor-umarinta oo la dilay
Muqdisho, 21 December 2015: Nin sarkaal ah oo ka tirsan Bangiga Hor-umarinta ayaa mar dhow lagu toogtay Xaafada…
Madaxweynaha oo gudoomiyaha gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)
Muqdisho, 20 December 2015: Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha islamarkaana lagu magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo nuqul…
XOG CUSUB: Dalka Itoobiya oo u kala jabaayo laba dowladood
Muqdisho, 20 December 2015: Sida Lagu soo waramaayo rabashado, dibad baxyo xiriir ah iyo dagaal is ceyrsi ah,…
DEG DEG: Dayaarad Air France oo Bomb laga helay, deg degna ugu degtay Mombasa
Muqdisho, 20 December 2015: Warar iminka naga soo gaaray magaalada Mombasa ayaa sheegaya in laga helay bomb musqusha…
Booliska Soomaaliya oo maanta u dabaal degaya sanad-guuradii 72aad
Muqdisho, 20 December 2015: Xus loogu dabaal degaayo 72-guuradii ka soo wareegatay aas aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa…
Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo dil ka badbaaday
Muqdisho, 20 December 2015: Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo “ayaa sheegay inuu shalay ka bad baaday…
Yaa dilay Hindiya Xaaji Maxamed?
Muqdisho, 20 December 2015: Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble ayaa sheegay in dowladda ay gacanta ku…