Madaxweye Xasan: Waan soo dhoweynayaa heshiiskan taariikhiga ah…
Madaxweynaha: “Waan soo dhoweynayaa heshiiskan taariikhiga ah ee maanta lagu saxiixay Gaalkacyo. Waxaa heshiiskan uu ka tarjumayaa…
Askari ka tirsanaa ciidamada Dowladda oo lagu dilay degmada Dharkeenley.
Muqdisho, December 2, 2015 – Koox hubaysan ayaa Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho,ku dilay Askari ka tirsanaa ciidamada…
Madaxweynaha oo tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Xildhiban Saadaq Cabdikariim Maxamed
Muqdisho, 2 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii,…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo dhoweysay heshiiski Gaalkacyo
Muqdisho, December 2, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka, ayaa soo dhoweysay heshiiska maanta lagu gaaray…
Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Galmudug oo heshiis rasmi ah ku kala saxiixday Gaalkacyo
Gaalkacyo, December 2, 25 – Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Cabdikariin Xuseen…
Xildhibaan Saadaq C/kariin Maxa’ed oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
Muqdisho, December 2, 2015 – Allah ha u naxariistee, waxaa mar dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho, Xildhibaan Saadaq…
Shir looga hadlayo qaybsiga kheyraadka shidaalka Soomaaliya oo ka furmay Nairobi.
Muqdisho, December 2, 2015 – Wasiirka Batroolka iyo Tamarta ee Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa magaalda Nairobi ka…
Itoobiya oo xirtay C/asiis Xasan Cilmi” Aftaag “
Muqdisho, December 2, 2015 – Ciidanka Militariga Itoobiya ayaa xabsiga dhigay Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Degmada Baardheere, Korneyl…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka Gaalkacyo
Muqdisho, December 2, 2015 – Madaxweynaha D. F. Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in la siyaasadeeyo…
VIDEO: Nin Maraykan ah oo waraysi ku bixinaya afsoomaali
https://youtu.be/Mip2dql0rDE
Madaxweynaha dalka oo ka guddoomay warqadaha aqoonsiga…
Muqdisho, December 1, 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa si…
Xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo ku soo biiray wada hadallada Gaalkacyo
Muqdisho, December 1, 2015 – Wan-waan iyo wada hadalo aan loo kala harin ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo…