RW Cumar C/rashiid oo Goor-dhow ka degay Cadaado
Moqdisho, November 27, 2015 — Ra’iisul Wasaaraha D F ee Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa mar dhow…
Ciidanka Dowlada Shiinaha oo dhoolatus ka sameeyay Biyaha Soomaaliya
Moqdisho, November 27, 2015 — Marki ugu horreysay ayaa Ciidamada Badda ee dalka Shiinaha iyo kuwa gaashaanbuurta…
Labo Askari oo canshuur qaadayaal ah oo lagu dilay Muqdisho.
Moqdisho, November 26, 2015 — Sida warka nagu soo gaaray, koox hubaysan ayaa Maanta ku dilay labo…
Ra’iisul Wasaaraha oo Gaalkacyo u tagaya xalinta xiisada Puntland iyo Galmudug
Moqdisho, November 26, 2015 —Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu gaaro…
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar oo mar dhow lagu aasay Muqdisho
Moqdisho, November 26, 2015 — Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta Allaha u naxariistee Dr….
Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway
Moqdisho, November 26, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore…
Sargaal ka tirsanaa Wasaaradda Amniga Qaranka oo maanta lagu dhaawacay Muqdisho.
Moqdisho, November 25, 2015 — Warar cusub oo iminka naga soo gaaray Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho,…
Toronto iyo todobaadka: Mudane Abmaasadoor Maxamed Cali Nuur – Americo
“Ciidamada Miina baarista Booliska waxay qeyb weyn ka qaataan Sugida Amniga dalka”
Moqdisho, November 25, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu soo…
Shirka Wasiirada Warfaafinta ee Dawladda Federaalka, Dawlad goboleedyada Federaalka iyo Madaxda Warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Dalka
Warmurtiyeedka | Muqdisho 24 – 25 November 2015 | Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya…
Dagaalka Damu-Jadiid iyo Puntland oo lagu naafeynayo Horumarka Nolosha Shacabka Gaalkacyo
Muqdisho | QOL | November 25, 2015 – Koox yar oo dhaqan kelitalisnimo leh ayaa madaxtooyada Soomaaliya…
Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo bogaadiyay shirarka ay dowladdu qabato
Moqdisho, November 25, 2015 — Guddiga dib u heshiisinta Qaranka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa…