Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Masar oo geeriyooday
Moqdisho, November 22, 2015 — Safiirkii dowladda Soomaaliya u fadhiyay mudada dheer dalka Masar C/llaahi Xasan Maxamuud…
Madaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay waysey mid ka mid ah tiirarkii aasaaska u ahaa diblomaasiyadda’’
Muqdisho, 22 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi diray shacabka ,qoyska…
TACSI MARXUUM DANJIRE ABDULLAHI HASSAN MOHAMUD
Mogadishu, November 22, 2015 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr….
Haweeney Gowracday Ninkeedii oo xaalad adag ku jirto.
Moqdisho, November 22, 2015 — Gabadha lagu magacaabo Fartuun Xuseen Cusmaan, oo maalmo ka hor ninkeeda ku dishay…
“Bulshada ayaa go’aamin doonto aayaha dalka ee 2016-ka”
Moqdisho, November 22, 2015 — Madaxweynaha Jamhuuriyaa Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay…
Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug oo saaka ka socda Galkacyo
Moqdisho, November 22, 2015 — Dagaal u dhaxeeya Ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug ayaa saaka ka…
VIDEO: Faaliyaha qaranka 21 11 2015, qaybo xiiso leh
https://www.youtube.com/watch?v=xlV1JioQ3Tw
WAR DEG-DEG AH: Ciidamada Amisom oo dad shacab ah ku xasuuqay Marka .
Moqdisho, November 21, 2015 — Wararka magaalada Marka naga soo gaarayaa, ayaa sheegay in ugu yaraan dad…
Xuska Maalinta macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Kuwait
Moqdisho, November 21, 2015 — Munaasabadda xuska maalinta macalinta Soomaliyeed oo uu soo qaban qabiyay Golaha…
Nicholas Kay oo la bedelayo
Moqdisho, November 21, 2015 — Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan…
Xildhibaan Dalxa oo digniin culus u diray Dowladda Kenya .
Moqdisho, November 21, 2015 — Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo ka mid ahaa xubnihii xaqiiqa raadinta ahaa…
Kooxo Hubeysan oo La Wareegay Xaafad Ka Mid Ah Baladweyne
Moqdisho, November 21, 2015 — Warar naga soo gaaray magaalada Baledweyne ayaa sheegayaan in wali xaalada magaalada…