Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo amartay in la xiro 35 Website oo laga ashtakooday

Muqdisho, 10 November 2015: Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in u amar ku bixiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Odawaa oo loo dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka

Muqdisho, 9 November 2015:Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa goor dhow loo dhaariyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka wadahadley iskaashiga amniga gobolka, iyo xoojinta xiriirka labada dal

Muqdisho, 9 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuriyadda Djibouti, Mudane…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku-simaha R. Wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Sweden

Muqdisho, November 9, 2015 – Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Murrashaxnimada Xaglo-toosiye

Murrashaxnimada Xaglo-toosiye: Xaqiijinta Himilooyinkii hogaaminta! by:Saleeban Kalshaale  | “Fursadaha Xisbiga Kulmiye dhaxli doono haddii uu Wasiir Xaglo-toosiye…

Posted in NEWS in ENGLISH

New Battle Group of UPDF Soldiers Arrive in Somalia for Peacekeeping

Muqdisho, November 09, 2015 –The first group of Ugandan soldiers expected to replace their colleagues who have…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamanka oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedka saxaafadda

Muqdisho, November 09, 2015 – Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda golaha shacabka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shekh oo gaaray Dalka Ugandha

Muqdisho, November 08, 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo Wafdiga la socda ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

RW/ xigeenka oo ka qayb galay aaski loo sameeyey Marxuum Maxamed Axmed Gurxan

Muqdisho November 8, 2015 – Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo madaxda gobolka kala hadlaya arrimaha amniga iyo la dagaalanka argagixisada

Muqdisho, 08 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Entebbe,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Qoono oo soo dhaweeyay soo afjaridi dhismaha guddiga Farsamada ee Hiiraan iyo Sh/dhexe

Muqdisho, November 08, 2015 – Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanayaasha ka tirsan baarlamaanka federaalka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo loo sameeyay aas Qaran

Muqdisho, November 08, 2015 – Waxa maanta magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo…