Posted in WARARKA MAANTA

Ahlu Sunna oo diyaar u ah weerar ay ku qaado Galmudug

Dhanka kale “Ethiopia ayaa wado olole xoog leh oo ay ku dooneeyso in ay qabsato Soomaalia oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Fatahaadda Webiga Shabeelle oo laga hortagayo

Muqdisho, 27 September 2015: Howlo lagu caro tuurayo goobaha inta badan oo ka fataho webiga Shabeele ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka ka socda maamulka koonfur galbeed oo tagay Buurhakaba

Muqdisho, 27 September 2015: Wafdi maalintii labaad ku sugan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxaa u hogaaminaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Tartanka Cayaaraha Fudud ee HIRDA oo lagu qabtay Magaalada Amsterdam

Muqdisho, 27 September 2015: Waxaa Magaalada Amsterdam ee wadanka Netherlands, lagu qabtay Tartanka Cayaaraha Fudud (ORODKA) ee HIRDA,…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka oo soo bandhigay wadayaal Bajaaj oo aan heysan leysin

Muqdisho, 26 September 2015:Taliska ciidanka ilaalada Waddooyinka ayaa soo bandhigay ku dhowaad 90 mootooyinka loo yaqaano Bajaajta…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shirweynaha 70-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Muqdisho, 26 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqasho saddex…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka oo xilka la wareegay

Muqdisho, 26 September 2015: Munaasabad oo ay xilka kula wareegayeen taliyaha iyo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, isla…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dalka oo u Amba baxay New York

Muqdisho, 26 September 2015: Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo iska Fogeeyay eedeynta Dowlada Iiraan

Muqdisho, 26 September 2015: Dowladda Sacuudiga ayaa iska fogeysan eedeyn kaga timid Dowladda Iiraan oo ku saabsan isburashadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 26 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Dalxa oo la dhacsan Go’aanka Guddoonka Baarlamaanka

  Muqdisho, 26 September 2015: Maxamed Cumar Dalxa oo ah Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Barakacayaal deeq Hilib ah loogu qaybiyay degmada Hodan

Muqdisho, 26 September 2015:  Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa hilib udxiyad ah u qeybiyeen qaarka mid ah dadka…