Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, oo la kulmay ku xigeenka Ergeyga QM
Isniin: AUGUST 29, 2022 Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Maxamed Axmed Shiikh Cali Doodashe…
Laba duuliye oo shaqada laga joojiyey, ka dib markay ku dhex dagaalameed diyaaraddii ay wadeen
Isniin: AUGUST 29, 2022 Jariirad ka soo baxda dalka New Zealand, oo daba gal ku haysay shidaal…
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay odayaasha dhaqanka Puntland
Isniin: AUGUST 29, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo beryahanba ku sugnaa magaalada Garoowe, ee xarunta…
Ciyaar yahanka Paul Pogba oo sheegay inay bartilmaameedsadeen kooxo dambiilayaal ah oo abaabulan
Isniin: AUGUST 29, 2022 Ciyaar yahanka Paul Pogba, ayaa sheegay in uu u noqday bartilmaameed baad iyo…
dalalka Sweden & Czech oo Soomaaliya ugu deeqay 1.6 million xabbo oo tallaalka (J&J) COVID-19 ah
Isniin: AUGUST 29, 2022 Dawladda Soomaaliya ayaa la gaadhsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee…
Ra’iisul Wasaare Xamse oo Midowga Afrika kala hadlay dhinacyada amniga & siyaasadda
Isniin: AUGUST 29, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha…
Japan oo u ololeyn doonta in Afrika kursi joogto ah ka hesho Golaha Amaanka, Qaramada Midoobay
Isniin: AUGUST 29, 2022 Raysalwasaaraha Japan Fumio Kishida, ayaa sheegay in dowladiisa ka shaqeyn doonto in dib…
Ra’iisul Wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8
Muqdisho, 25 Agoosto 2022–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka…
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Japan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Muqdisho, 28 Agoosto 2022– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxa uu kulan…
askari ka Tirsana Ciidanka Dowlada oo haddana bil walba 70 dollar ka qaadanayey Al-Shabaab oo Lasoo Bandhigay
Axad: AUGUST 28, 2022 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee qeybta 60-aad ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhaba ayaa…
KamAc Ducaale walaalkeed oo oo ka Hadlay geerideeda Walaashiis
Axad: AUGUST 28, 2022 Maxamed Cusmaan Xasan Ducaale oo ay walaalo ahaayeen marxuum Kamac Cusmaan Xasan Ducaale…
Ciidamada ammaanka oo Howlgal Culus ka sameeyey Magaalda Muqdisho Xalay
Axad: AUGUST 28, 2022 Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa…