Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku- xigeenka dalka Kenya William Ruto oo qarka u saaran guusha doorashada Madaxweynaha Kenya.

Axad: AUGUST 14, 2022 Madaxweyne ku- xigeenka dalka Kenya William Ruto ayey aad ugu dhawdahay in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Gobolka Rift Valley ee dalka Kenya waxaa dabaal dag ku samaysay, Linet Chepkorir ‘Toto’, oo 24 jir ah kana mid Noqotay baarlamaanka Kenya

. Axad: AUGUST 14, 2022 Tuulada fog ee Chemomul, ee ismaamulka Bomet, ee gobolka Rift Valley ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Raila Odinga “Dhammaanteen waxaan qeyb ka nahay hal waddan, waxaana dooneynaa in Kenya ay sii xoogeysato, horayna u socoto.

Axad: AUGUST 14, 2022 Murashaxa Madaxweyne ee isbaheysiga siyaasadda ee Azimio La Umoja, Raila Odinga, ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Salman Rushdie oo 75 jir ah oo si xun loogu dhaawacay markii la tooriyeeyey indhaha beelay

Axad: AUGUST 14, 2022  Mr Rushdie oo 75 jir ah ayaa si xun loogu dhaawacay markii la…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil oo sheegay in qof kasta oo dhibaateeya muwaadiniinta Israa’iil aaanay heli doonin meel ay ku dhuumato

Axad: AUGUST 14, 2022  Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa digniin ku bixiiyey in qof kasta oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Bisadaha ku nool Jarmalka oo lagu wadaa in loo oggolaado in ay bannaanka uga soo baxaan guryahooda

Axad: AUGUST 14, 2022 Bisadaha ku nool magaalada ku taalla Jarmalka ee Waldorf ayaa lagu wadaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

41 qof oo ku dhintay dab ka kacay kaniisad ku taalla magaalada Qaahira

Axad: AUGUST 14, 2022 Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhintay dab maanta oo Axad ah ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Munaasabad lagu taageerayey Xukuumadda Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Axad: AUGUST 14, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad…

Posted in WARARKA MAANTA

Pope Francis oo ku baaqay in la caawiyo Soomaaliya abaarta halista ah oo ay Qaramada Midoobay sheegtay

Axad: AUGUST 14, 2022 Pope Francis ayaa Axadii ku baaqay in Soomaaliya laga caawiyo sidii ay ula…

Posted in WARARKA MAANTA

Salman Rushdie oo kasoo baxay xaaladdii degdega bilaabayna inuu hadlo

Axad:AUGUST 14, 2022 Qoraaga Salman Rushdie, ayaa laga saaray qalabka dadka ka kaalmeeya hawo qaadashada, isagoo awood…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Beena-beene oo lagu wareejiyey xilka wasaaradda Qorsheynta XFS

Axad:AUGUST 14, 2022 Ra’iisul Wasaaradah Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilka u…

Posted in WARARKA MAANTA

shirka looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay Sucuudiga

Axad:AUGUST 14, 2022 Shir looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliyo iyo sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameysay…