FBI-da Maraykanka oo baadhis ku sameeyey guri uu leeyahay Madaxweynihii hore Donald Trump
Talaado: AUGUST 9, 2022 Saraakiil ka tirsan hay’adda FBI-da Maraykanka ayaa la sheegay inay baadhis ku sameeyeen…
Rabshado ka dhacay Deegaan-doorashada magaalada Wajeer ee Kenya oo sababay in la hakiyo doorashadii halkaas.
Talaado: AUGUST 9, 2022 Rabshado shalay ka dhacay Deegaan-doorashada Ceel-Dhaas oo hoostaga magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi-bari…
Shacabka Kenya oo saaka u dareeray doorashada guud ee dalkaasi
Talaado: AUGUST 9, 2022 Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u dareeray goobaha doorashada, si ay ugu codeeyaan…
Raysalwasaare Xamse Cabdi Barre oo Puntland ku wajahan: safarkiisi u horeeyey.
Talaado: AUGUST 9, 2022 Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi-Aar ayaa qorshaynaya safarkiisi u horreeya in…
Madaxweyne Xasan Sheekh “Kampala waxaan ka furi doonaa Iskuullo lagu barto afka iyo taariikhda Soomaaliya
Isniin: AUGUST 8, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda…
Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida oo Jigjiga ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Isniin: AUGUST 8, 2022 Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa Jigjiga ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur…
Cumar Filish “Ciyaal weerada Muqdisho waxay ka dhasheen duulaan mucaaradka
Isniin: AUGUST 8, 2022 Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo marti ku ahaa barnaamij uu qabtay TV-ga…
Hoggaamiyaha militeriga ah ee Chad oo heshiis nabadeed la saxeexday in ka badan 40 kamid ah kooxaha mucaaradka ah
Isniin: AUGUST 8, 2022 Hoggaamiyaha militeriga ah ee Chad, Mahamat Idriss Déby ayaa heshiis nabadeed la saxeexday…
Guddoomiyaha guddiga Midowga oo cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza ee Falastiin.
Isniin: AUGUST 8, 2022 Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka…
War deg deg ah: Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya oo joojiyey doorashooyinka ka dhici lahaa Bari Mombasa iyo Kakamega
. Isniin: AUGUST 8, 2022 Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya Wafula Chebukati ayaa joojiyey doorashooyinka afar xil…
Islamic Jihad oo guul ka sheegatay dagaalkii Qaza ka dib xabad joojintii ay wada-gaareen Israa’iil
Isniin: AUGUST 8, 2022 Warshada Korontada ee kaliya ee ku taal Qaza ayaa dib u bilowday shaqadeeda…
Itoobiya oo sheegtay in kooxo mintidiin ah ay ka xoraysay in ka badan kun tuulo
Isniin: AUGUST 8, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa dib ula wareegtay 1,255 tuulo oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad…