Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha B/Puntland oo la kulmaya guddi loo saaray la-xisaabtanka xukuumadda

Arbaco: AUGUST 3, 2022 Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in Guddoomiyaha Baarlamaanka DG Puntland, Cabdirashiid…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukun lagu riday haweeney Soomaali ah oo lagu helay la shaqeynta Al-shabaab Dalka Holand

Arbaco: AUGUST 3, 2022 Haweeney asal ahaan Soomaali ah laguna magacaabo Farxiya Xasan, ayaa lagu riday xukun…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo sharuudo hordhigtay musharixiinta u tartamaysa golaha deegaanka Cadaado

Arbaco: AUGUST 3, 2022 Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, waxaa ka socoto diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha deegaanka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo digniin culus soo saaray kadib dilkii Ayman Al-Zawahiri muwaadiniintiisana u sheegay

Arbaco: AUGUST 3, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniintiisa  ku boorrisay in ay ka taxaddaraan dhibaatooyin ay suurtagal…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo sheegtay Nin Soomaali ah oo uu Mareykanka si wayn u raadinayay ay qabteen

Arbaco: AUGUST 3, 2022 Laanta Dambi-baarista dalka Kenya ee magaceeda loo soo gaabiyo DCI ayaa shaacisay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Soo Dhaweyn Ah La Qaatay Xubnaha Magacaaban Ee Golaha Xukuumadda

Isniin: August 2, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi oo goor dhawatd gaartay jasiiradda Taiwan.

Isniin: August 2, 2022 Afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa gaartay jasiiradda Taiwan, kaddib todobaadyo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Markabka Ukraine oo haruur sida oo soo gaaray biyaha Turkiga..

Isniin: August 2, 2022 Waxaa biyaha waddanka Turkiga soo gaaray markabkii ugu horreeyay ee haruur sida, kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo la sheegay inay si xun ula dhaqanto wariyeyaasha

. Isniin: August 2, 2022 Kooxo u ololeeya xoriyadda saxaafadda ayaa shegaya in Itoobiya ay haatan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Guud ee QM, António Guterres oo sheegay inay dunida halis ugu jirto in Nuclear la isku adeegsado

Isniin: August 2, 2022 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, António Guterres oo ka hadlayay furitaanka shirka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Urur Siyaasadeedka Mideeyey oo hambalyo u direy Xoghayihii ururka Abshir Cumar Huruuse

Isniin: August 2, 2022 Waxaa golaha wasiirada xukuumadda federaalka ka soo dhex muuqday Xoghayhii guud ee ururka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre Oo Ku Dhawaaqay Xukuumad Ka Kooban 26 Wasiir

Muqdisho, 02, Agoosto, 2022–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha…