Posted in WARARKA MAANTA

Bangiga Adduunka oo ansixiyay Lacag ku dhaw 100-Milyan oo Dollar oo lagu kabayo Miisaaniyadda DF

Sabti: JULY 30, 2022 Bangiga adduunka ayaa ugu dambeyn ansixiyey ku dhawaad $100 milyan oo dollar, oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Iran daadad xooggan oo sababay dhimashada 53 qof iyo khasaare kale

Sabti: JULY 30, 2022 Wararka ka imanaya dalka Iran ayaa sheegaya in illaa 53 qof ay dhinteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka qeeyb gashay Shir looga hadlayay is bedelka Cimilada

Sabti: JULY 30, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo Facebook ugu hanjabtay inay dalkeeda ka mamnuuceyso

. Sabti: JULY 30, 2022 Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay xubno iyaga kamid ah

. Sabti: JULY 30, 2022 Wararka ka imaanayo deegaanka Booshmadiino oo qiyaastii 50KM fogaan ahaan u jira…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddi shaacisay saameynta ay Puntland ku yeelatay Abaaraha ka jira

. Sabti: JULY 30, 2022 War-saxaafadeed kasoo baxay Guddigq Gurmadka Abaaraha ee DG Puntland, ayaa looga hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mid Ka Mid ah Saraakiishii Shabaab ee IToobiya Sheegatay Inay Dishay oo Soo Hadlay

. Sabti: JULY 30, 2022 Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay dagaalkii shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo markii ugu horaysay ka hadlay Amni Darada muqdisho ka jirta

. Sabti: JULY 30, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Masjidka Shuhadaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Spain oo ugu baaqay shaqaalaha inay joojiyaan xirashada garabaati si looga hortaggo kuleylka.

Sabti: JULY 30, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Spain Pedro Sanchez ayaa ugu shaqaalaha dalkaas inay joojiyaan xirashada garabaati…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay qaraxii lagu dilay Wasiirkii Cadaalada KGS

sabti: JULY 30, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa uu tacsi…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Masar oo dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey

Midoobey sabti: JULY 30, 2022 Masar ayaa Jimcihii dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo shaaciyay inay billaabmayaan wadahadallada colaadda Itoobiya

sabti: JULY 30, 2022 Mareykanka ayaa sheegay inay billaabmayaan wadahadallo nabadeed o dhexmaraya dowladda dhexe ee Itoobiya…