Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Faransiiska oo si weyn u dhaleeceeyay madaxda Afrika

Arbaco july 27, 2022 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa si weyn u dhaleeceeyay hoggaamiyeyaasha qaaradda Afrika xilli…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka oo waddamada reer Galbeedka ku eedeeyay inay ka dambeeyaan cuntada iyo shidaal yarida ka jirta caalamka

Arbaco july 27, 2022 Wasiirka arrimaha dibedda ee Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa waddamada reer Galbeedka ku eedeeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabdho ay Boko Haram afduubatay 8 sano kahor oo la soo helay iyagoo carruur heysta.

Arbaco july 27, 2022 Ciidamada dalka Nigeria ayaa sheegay inay heleen laba gabdhood oo kooxda Boko Haram…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo shaacisay khasaaraha dagaalkii dowlad deegaanka

Arbaco july 27, 2022 Ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida ayaa dilay 85 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab intii…

Posted in WARARKA MAANTA

Neymar Jr oo qarka u saaran in xabsi loo taxaabo bil kahor koobka adduunka.

Arbaco july 27, 2022 Muddo sagaal sano ah kaddib markii uu Naymar uu Brazil kaga soo biiray…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergei Lavrov oo gaaray Magaalada Addis Ababa

Arbaco july 27, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka, Sergei Lavrov oo booqasho ku maraya dalalka Afrika qaarkood…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil iyo Aabihiis oo kamid ah Ciyaal Weero oo Boolisku qabteen

Arbaco july 27, 2022 Howlgallo ka dhanka ah kooxaha ciyaal Weerada oo dhibaato xooggan ku haya shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mustafe Cagjar oo sheegay in ciidankoodu gudaha Soomaaliya aagag ka samaysan doonaan

Arbaco july 27, 2022 Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa kadib dagaalkii al-Shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyayaasha Muslimiinta dalka Kenya oo ku baaqay, in xilka laga qaado wasiirka arrimaha waxbarashada ee Kenya, George Magoha

Arbaco july 27, 2022 Hoggaamiyayaasha Muslimiinta dalka Kenya ayaa ku baaqay, in xilka laga qaado wasiirka arrimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Laftagareen oo ka hadlay qaraxii lagu dilay Gudoomiyihii Degmada Marko Waafow

Arbaco july 27, 2022 Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Guud ahaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha TPLF oo farriin cusub soo diray

Talaado: July 25, 2022 Hoggaamiyaha TPLF ayaa sheegay in aysan aqbaleyn wadahadal ku saabsan in ciidamada Tigray…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo weli sii wado duqeymaha uu ka geysanayo Ukraine

  Talaado: July 25, 2022 Ruushka ayaa gantaallo iyo madaafiic ku garaacay magaalada koonfurta ku taalla ee…