Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo soo garaay Dhuusamareeb

Khamiis: LULY 21, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda xilgaarsiinta ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Booliska Kenya iyo dabley hubeysan oo dhac geysaneysay oo Iska-horimaad ku dhexmaray caasimada Nairobi

Khamiis: LULY 21, 2022 Ciidanka Booliska Kenya iyo dabley hubeysan oo dhac geysaneysay ayaa la sheegay inuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo eed Culus Dusha Uga Tuuray Xisbiyada Mucaaradka

Khamiis: LULY 21, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo saaka ka hadlayey munaasabad ka dhacday Hargeysa ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo raaligalin siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Khamiis: LULY 21, 2022 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa raaligalin ka siiyey Howlgalka Midowga Afrika…

Posted in WARARKA MAANTA

Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Xildhibaanno ka soo jeeda K/Galbeed & Jubbaland

Khamiis: LULY 21, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u raadinaya sidii Soomaaliya uga mid noqon laheyd ururka EAC

Khamiis: LULY 21, 2022 War kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goor dhaw safar ku tagaya dalka Tansaaniya

Khamiis: LULY 21, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada Arusha…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare Ee Galmudug Oo La Magacaabay

. Arbaco: July 20, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax gaari shacab ah kula kacday degmada Goldogob ee Gobolka Mudug iyo Qasaare ka dhashay

Arbaco: July 20, 2022 Wararka naga soo gaaraya degmada Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Faah-faahino ka soo baxaya Dagaal ka socda deegaanno ku yaalla xadka Itoobiya

Arbaco: July 20, 2022 Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday deegaannada Yeed iyo Aato…

Posted in WARARKA MAANTA

Isimada Beelaha Cali Saleebaan oo soo saaray go’aano culus oo ka kooban 6 qodob

Arbaco: July 20, 2022 Golaha ‘Isutaga Isimada Beelaha Cali Saleebaan ee Majeerteen’ oo maalmahaan uu shir uga…

Posted in WARARKA MAANTA

UK: Truss iyo Sunak oo lagu wado in midkood noqon doono Raysal wasaaraha beddeli doona Boris Johnson

Arbaco: July 20, 2022 Rishi Sunak xoghayihii hore ee maaliyadda Midowga Boqortooyada (UK) iyo xoghayihii arrimaha dibadda…