Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Somalia & Jabuuti oo kulan yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka DANAB oo howlgal kudilay Xubno katirsan Al-Shabaab

Ciidamada Kumaandooska DANAB ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ,ayaa deegaanada Dooxada Jubba ee Gobolka Jubbada Hoose ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse & Safiirka Mareykanka?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay la kulmayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay goor dhawayd Jowhar

Axad: July 17, 2022 Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay culus xoogan oo goordhow…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la guddoonsiiyay Billad Sharaf aad u sareysa

Axad: July 17, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa caawa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Iran oo dhawwaan la qorsheenaya in laga mamnuuco dhaqashada eeyaha iyo bisadaha

Axad: July 17, 2022 Dalka Iran ayaa dhawwaan la qorsheenaya in  laga mamnuuco dhaqashada eeyaha iyo bisadaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaare Xamse oo u Mahadceliyay Mareykanka Wadashaqeyn dhawna u ballanqaaday

Axad: July 17, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Qaabilay Safiirka UK Ee Soomaaliya

Axad: July 17, 2022  Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Shakuul “ Waxaan ka naxay qodob ka mid ah heshiiska Somalia iyo Kenya oo ah jaadka

Axad: July 17, 2022  Sheekh Maxamed Ibrahim Shakuul oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan…

Posted in WARARKA MAANTA

P.M Xamse ma Wuxuu Jabiyay Qodob Dastuuri ah Madaama uu dhaafay Xiligii loogu Talagalay inuu Wasiiro Kusoo Dhiso?

Axad: July 17, 2022 Waxaa saacadihii la soo dhaafay xoogeysatay dood ku saabsan mudada uu Ra’iisul Wasaare…

Posted in WARARKA MAANTA

Ictiraafka Somaliland: Sharci ay ku faraxday Somaliland ayayay meel mariyeen xildhibaannada Mareykanka.

Axad: July 17, 2022 Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland ayaa soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliya NISA oo Safar ka Dhan ah Axmed Madoobe uu aaday Kenya

Axad: July 17, 2022 Agaasimaha NISA Mahad Salaad ayaa usocdaalaya dalka Kenya, maalin markii ay labada Madaxweyne…