Somaliland oo beenisay in wasiiro ka tirsan maamulkaas ay tageen Israel
Isniin: July 11, 2022 Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland ayaa waxaa lagu beeniyey in wasiirka wasaaraddaas…
Howlgallo ka dhan Al-Shabaab oo laga sameeyey duleedka degmada Doolow
Isniin: July 11, 2022 Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad Sugidda ee ka howlgala gobolka Gedo…
14 qof oo lagu toogtay baar ku yaalla magaalada Soweto ee dalka Koonfur Afrika iyo qasaaaraha oo soo kordhay
Isniin: July 11, 2022 Ugu yaraan 14 qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu toogtay baar lagu…
Khasaare ka dhashay dab xooggan oo ka kacay suuqa ugu weyn magaalada Wajeer oo soo kordhaya
Isniin: July 11, 2022 Wararka ka imanaya magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in…
Yuusuf Garaad oo su’aalo ka keenay askarta ku maqan ERITREA
Isniin: July 11, 2022 Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ahna haatan Ergayga gaarka…
Wax badan ka ogow xaafidul Qur’aanka ugu caansan Tiktok
Isniin: July 11, 2022 Wiilka ugu shacbiyadda badan TikTok adduunka oo dhan ee lagu magacaabo Khaby Lame…
Nin Soomaali ah oo Masaajid ku yaalla Maraykanka ku Tooreeyey Imaamkii Masjidka
Isniin: July 11, 2022 Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in nin maskaxda ka…
Qaar kamid ah Xujeydii Nayjeeriya oo sheegay in lagu cunsuriyeeyey aagga Muzdalifa sanadkan
Isniin: July 11, 2022 Qaar kamid ah Xujeydii Nayjeeriya, ayaa sheegay in lagu cunsuriyeeyey aagga Muzdalifa sanadkan,…
Waalidiin Badan oo Wiilashoodii ku maqnaa Eritrea oo Fariin U Diray Madaxweyne Xasan Shiikh
Isniin: July 11, 2022 Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tagay dalka Eritrea,…
Golaha Wasiirada Galmudug oo degmooyin u aqoonsaday Baxdo iyo Wisil
Isniin: July 11, 2022 Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada ee…
Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Sri Lanka oo aqbalay in ay is-caslilaan
Isniin: July 11, 2022 Madaxweynaha dalka, Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa iyo ra’iisul wasaarahiisa ayaa aqbalay in xilka…
Madaxweyne galmudug iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray deegaano ka tirsan Mudug.
Isniin: July 11, 2022 Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo, ayaa safar dhulka…