Maxay Tahay Ujeedka Safarka Madaxweyne Cali Guudlaawe uu Ku Gaaray Degmada Moqokori?
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maanta gaaray degmada Moqokori ee Gobalka Hiiraan, waxaana ku wehlinayay Madaxweyne…
Madaxweynaha Jubbaland oo uga mahadceliyay Ciidamada Guulihii ay dhawaan ka gaareen Khawaarijta
Kismaayo – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa uga mahadceliyay Ciidamada Xoogga Dalka iyo…
Golaha Wasiirada DF oo ansixiyay heshiis cusub oo lala galay Imaaraadka Carabta
Muqdisho – Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay…
Muxuu yahay heshiiska iskaashiga militari ee ay wada saxiixdeen Jabuuti iyo Fransiiska?
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Talaadadii ku heshiiyey in dib loo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya
Muqdisho –– Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa…
President Hassan Sheikh Welcomes EAC Parliament Speaker at Villa Somalia
Mogadishu – President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia hosted the Speaker of the East…
Somali Council of Ministers Approves 2023 Government Audit and Key Agreements
Mogadishu – The Council of Ministers of the Federal Republic of Somalia has approved the audit of…
Training on Communication and Technology Launched for Somali National Armed Forces and Police
MOGADISHU – Major General Ibrahim Sheikh Muhudin, Chief of the Somali National Armed Forces, and General Sulub…
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Xildhibaano tacsi ugu tagay ehelada iyo xerta Allaha u naxariistee marxuum Sheekh Cusmaan Xiddig
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo ay wehliyaan hab-dhowraha golaha shacabka iyo xildhibaano ayaa tacsi…
Somaliland Warns Somalia Against Turkish Navy Deal
Somaliland warned Somalia against agreeing to a deployment of Turkish troops off the coast of the breakaway…
Gudoomiye Madaale oo raali-gelin buuxda ka bixiyay gefkii uu u gaystay…
Muqdisho – Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo la hadlay Wariyeyaasha…
Xildhibaan Mustaf Dhuxulow: Soomaaliya waxaa la keenay fikirkii Afwerki
Muqdisho – Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta warbaahinta…