Madaxweyne Biden “ Maxkamadda Sare waxay samaysay ‘go’aamo xun’
Sabti: June 25, 2022 Dhaleecayn dheeraad ah ayaa ka timid Madaxweyne Biden oo ku aaddan go’aankii maxkamadda…
Dowladda Marooko oo sheegtay in 18 muhaajiriin ah ay dhinteen kaddib markii dad aad u badan ay isku dayeen inay u gudbaan xadka Spain.
Sabti: June 25, 2022 Dowladda Marooko ayaa sheegtay in 18 muhaajiriin ah ay dhinteen kaddib markii dad…
Ciidamada Ruushka oo weerarro isdaba joog ah ku qaaday Ukraine kana weeraray dhanka Dalka dhulka Belarus
Sabti: June 25, 2022 Ciidamada Ruushka ayaa weerarro isdaba joog ah ku qaaday Ukraine, kuwaas oo intooda…
Ukraine oo ku eedeysay Ruushka in uu dagaalka soo gelinayo dal kale
Sabti: June 25, 2022 Xukuumadda Kyiv ayaa ku eedeysay Ruushka in uu dagaalka soo gelinayo dalka Belarus…
Weerar lagu hoobtay oo ka dhacay caasimadda Norway ee Oslo
Sabti: June 25, 2022 Bandhig faneed sanad La ah oo ka dhici lahaa caasimadda Norway ee Oslo…
Somali muddo dheer burcadbadeednimada ugu xirnaa Cummaan oo la keenay Magaalada Boosaaso
Sabti: June 25, 2022 Rag Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 17 nin oo qaarkood muddo 12…
Ciidamada Ruushka oo si buuxda gacanta ugu dhigay magaalo ku taal Ukraine”
Sabti: June 25, 2022 Ciidamada Ruushka ayaa hadda gacanta ku haya magaalada la duqeeyay ee Severodonetsk ee…
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo si buuxda codka kalsoonida u siiyey R/W Xamza
Sabti: June 25, 2022 Xildhibaanada ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey ra’iisul wasaaraha cusub ee…
Taliyihii Hore ee Ciidanka Xooga Jeneral Mohamed Jimcale Cirfiid oo isbitaal loola cararay
Sabti: June 25, 2022 Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in is isbitaal la dhigay Taliyihii…
Al Shabaab oo muxaadaro u qabatay rakaab saarnaa bas ku wajahnaa Mandheera
Sabti: June 25, 2022 Koox looga shakisan yahay inay Shabaab ka tirsan yihiin ayaa muxaadaro labo saacadood…
Qaramada Midoobey oo ka digtay Dhibaatada abaarta iyo 7 Milyan in ka badan oo wajahaya ..
Sabti: June 25, 2022 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Jimcihii in ay raadinayso 993.3…
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo laashey sharci oggolaanaya Ilmo iska soo rididda
Sabti: June 25, 2022 Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa laashay Sharciga “Roe v Wade” ee qeexayay xuquuqda…