Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso: Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga Arrimaha Dastuurka ee la Magacaabay

Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Xaruntooda waxaa ay ku yeesheen mid kamid ah kulamadooda…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo Maanta guddoomiyay shirkiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirrada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee shaqada ka sii tagaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweenay adeegto ka ahayd hoteel oo ka mid noqotay baarlamaanka Faransiiska

Talaado June 21, 2022 Rachel Keke ayaa ah haweenaydii ugu horeysay ee ka shaqeysa nadaafadda oo noqota…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo ku hanjabay in dalka Lithuania uu sida ugu dhaqsiyaha badan u wajihi doono cawaaqib xumada

Talaado June 21, 2022 Ruushka ayaa ku hanjabay in dalka Lithuania uu sida ugu dhaqsiyaha badan u…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Fiqi oo difaacayo Rooble oo horay Prof. uu ugu eedeeyey afduub

Talaado June 21, 2022 Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa soo saaray qoraal uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon oo lagu wadaa inuu kulamo laqaato siyaasiyiinta mucaaradka dalkaasi

Talaado June 21, 2022 Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon ayaa lagu wadaa inuu maanta kulamo laqaato siyaasiyiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Gobolka Lagos ee koonfur-galbeed Nigeria oo ay shidaal yare ka jirto

Talaado June 21, 2022 Safaf dhaadheer ayaa lagu arkay kaalmaha shidaalka ee inta badan gobolka Lagos ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Daadad xooggan oo ku dhuftay waqooyi bari Hindiya

Talaado June 21, 2022 Daadad xooggan ayaa waxa ay ku dhufteen waqooyi bari waddanka Hindiya, iyadoo mas’uuliyiintuna…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’ad caalami ah oo soo jeedisay in wadahal lala furo Al-shabaab

Talaado June 21, 2022 Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha caalamka ee ICG ayaa soo jeedisay in dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga iyo Masar oo kala saxiixday heshiisyo ku kacaya ku dhawaad sideed bilyan oo doollar Safarkii dhaxal-sugaha Boqortooyada

  Talaado June 21, 2022 Dalalka Sacuudiga iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiisyo ku kacaya ku dhawaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ukraine oo ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanaka Ruushka ee ka socda Ukraine

Talaado June 21, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Vigo ee dalka Spain:Badda laguma dhex kaadin karo

Talaado: June 21, 2022   Dalxiisayaasha u baahan nasashada musqusha inta ay fasaxa ku joogaan Spain waa…