Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Caasimadda oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda hey’adda IOM

Axad: June 18, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish),…

Posted in WARARKA MAANTA

Qof dumar ah oo markii koowaad madaxweyne ku sime ah ka noqotay Soomaaliya

Axad: June 18, 2022 Markii ugu horeysay taariikhda dalka Soomaaliya, waxaa ku sime madaxweyne ka noqotay qof…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka Ukraine oo laga digay in uu sii socon karo sanado badan

Axad: June 18, 2022 Hogaamiyeyaasha reer galbeedka ayaa ka digaya in dagaalka Ukraine uu sii socon karo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Amaanka oo toogtay mid kamid ah rag dhac ka geeysanayay Suuqa Xoolaha.

Axad: June 18, 2022 Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa howlgallo xaafada Cameyska ayaa toogtay mid ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo lagu waddo in uu gaaro Degaanka Dhooblay.

Axad: June 18, 2022 Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo ka hadashay xadgudubyada Haweenka loogu geeysto Soomaaliya.

Axad: June 18, 2022 Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudubyada galmada ee xilliga colaadaha,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeelanayo Taliyaasha ciidamada dowladd

Axad: June 18, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu saacadaha soo socda…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaashaan buurta Naatto oo kadigtay in dagaalka yukreeyn uu socon karo sanado.

Axad: June 18, 2022 Gaashaan buurta Naatto ayaa sheegtay in waddamada reer galbeedka ay udiyaar garoobaan sii…

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgalka ATMIS oo dadaal ugu jiro yareeynta qaraxyada kadhaca Soomaaliya

Axad: June 18, 2022 Howlgalka kumeel gaarka ah ee Midowga Africa ee loo yaqaanno ATMIS ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo shaacisay xilliga la fasaxayo qaadka ay usoo dhoofiso Soomaaliya

Axad: June 18, 2022 Dowladda Kenya ayaa markale faah faahin dheeraad ah ka bixisay halka ay marayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden Joe Biden oo ka dhacay baaskiil

Axad: June 18, 2022 Xaalad casbi ah ayaa soo wajahday madaxweynaha Mareykanka Joe Biden kadib markii uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah waddamada ku yaalla galbeedka Yurub ayaa waxaa la sheegayaa iney ku soo wajahan tahay cimilo kulul

Axad: June 18, 2022 Qaar ka mid ah waddamada ku yaalla galbeedka Yurub ayaa waxaa la sheegayaa…