Posted in WARARKA MAANTA

DANJIRE YOONIS “Runtii, farxad bay ii aheyd ka Danjire ahaan in dhammaan madaxdii & Danjirayaashii goobta fadhiyay mid mid ama koox koox ay iigu hambalyeeyeen…”

Sebti, 18 June [Qaranimo Online] Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddamada Benelux & Midowga Yurub Danjire Yoonis Yaasiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo War kasoo saartay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Baxdo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire falagle ayaa sheegay in saaka waaberigii hore ay Al-Shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo Dowladda Canada kala hadashay u gurmashada dadka ay saameysay Abaarta

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay degaanka Baxdo oo kordhay & wararkii ugu dambeeyay

Waxaa faah faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan weerar qaraxyo ku bilaawday oo xubno katirsan Ururka Al-Shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Awoodda Militeriga: Soomaaliya oo ka sare martay waddan Yurub ka tirsan

Bogga Golobal firepower oo sanad walba soo saara liiska awoodda militeriga ee dalalka caalamka ayaa cusboonaysiin ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaafiic lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka tiro madaafiic…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan Shiikh oo la kulmay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Khamiis: June 16, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse oo khadka teleefonka kula hadlay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Itoobiya

Khamiis: June 16, 2022   Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre oo khadka telefonka kula hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka qeyb gashay xuska Dhaqanka Dalalka Geeska Africa oo lagu qabtay Dalka Ethiopia

Khamiis: June 16, 2022 Dawladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Safaaradda JFS ee dalka Ethiopia iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamse oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Khamiis: June 16, 2022 Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergayga gaarka ah ee arrimaha Beni-aadannimada XFS oo daahfuray barnaamijka gurmadka deg-degga ah

Khamiis: June 16, 2022 Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa maanta daah furay Barnaamijka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ee abaaraha dalka ka jirra.

Khamiis: June 16, 2022 Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa maanta daah furay Barnaamijka…