Qaramada Midoobay oo sheegty Amniga Liibiya inuu faraha ka sii baxayo
Sabti: May 28, 2022 Warbixin ay qaramada midoobay soo saartay ayey ku sheegtay khatarta dhinaca amniga uu…
Xasan Shiikh”Ra’iisul Wasaare Rooble waxaa leeyahay Allaha ajar iyo xasanaad ha ka siiyo, magac iyo karaamo ku muteyso doorasho aad samaysay
Sabti: May 28, 2022 Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay abaal uga hayso Ra’iisul Wasaare…
Maxkamada Dalka Masar oo Sii Daysay Gabar Soomaaliyed oo Dishay nin Masaari ah kadib Markii
. Sabti: May 28, 2022 Gabar Soomaaliyeed oo da’deeda lagu sheegay 15-sano jir ayaa toorey ku dishay…
Baarlamaanka Ciraaq oo ansixiyay sharci ka caraysiiyay Israa’iil
Sabti: May 28, 2022 Baarlamaanka Ciraaq ayaa meelmariyay sharci dalkaas ka mamnuucaya inuu xiriir la yeesho Israa’iil,…
Dowladda: “Sheekh Cali Warsame wuxuu kamid ahaa dadkii la dooday Axmed Godane
Sabti: May 28, 2022 Waxaa dalka Urdun Ku Geeriyooday Sheekh Cali Warsame Xasan oo kamid ahaa culimada…
Xubnaha Jamhuuriga ee Senate-ka Maraykanka oo hor-istaagay in laga doodo xakamaynta Hubka
Sabti: May 28, 2022 Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ee ka tirsan aqalka Senate-ka ee Maraykanka ayaa hor istaagay…
Saameynta ka dhalatay abaaraha ka taagan Soomaaliya
Sabti: May 28, 2022 Abaar ba’an ayaa laga soo sheegayaa deegaannada Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Gedo,…
Mareykanka oo ka hadlay go’aanka Erdogan ee ku aadan in Finland iyo Sweden ay ku biiraan Nato
Sabti: May 28, 2022 Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dalalka…
Haweeney toogatay nin rasaas ku furay dad ka qeybagalayay xaflad
Sabti: May 28, 2022 Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka ayaa toogtay nin rasaas ku furay dad ku…
Puntland oo maanta deegaanadeeda ka bilowday qaadista Imtixaanka fasalka 12-aad & 8-aad
Sabti: May 28, 2022 Waxaa maanta si rasmi deegaanada Puntland ka bilowday qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka…
Iran oo la wareegtay maraakiib laga leeyahay Giriiga
Sabti: May 28, 2022 Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iran oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u…
MW Xasan Sheekh oo wado la tashigii ugu dambeeyay ee lagu magacaabayo R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
Sabti: May 28, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu wadaa la tashadii ugu dambeeyay…