Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee warbaahinta madaxa-banaan

Sabti: May 14, 2022   Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe)…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoonka BFS oo maanta kulan la leh Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Sabti: May 14, 2022   Waxaa maanta lagu wada in magaalada Muqdisho ay kulankooda ugu dambeeyay ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska oo Muqdisho ku soo rogay Bandow lagu sugayo amniga doorashada Madaxweynaha.

Sabti: May 14, 2022   Taliska Booliska Soomaaliya ayaa bandow kusoo rogay magaalada Muqdisho, kaas oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada oo ka socoto Muqdisho

Sabti: May 14, 2022   Magaalada Muqdisho waxaa ka socda saacadihii ugu dambeeyay ololaha doorashada Madaxtinimada dalka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamullada Soomaalida iyo Canfarta dalka Itoobiya oo uu wada hadal u furmey

Sabti: May 14, 2022   Heshiis la doonayo in laga gaaro colaaddii u dhaxeysay deegaanada Soomaalida iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Soomaaliya oo bandow kusoo rogey magaalada Muqdisho

Sabti: May 14, 2022 Afhayeenka booliiska Soomaaliya, Cabdulfataax Aadan Xasan, oo shir jaraa’id qabtey, ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo laga dalbadey iney soo gudbiyaan xubinta codadka u tirineysa

Sabti: May 14, 2022 Murashaxiinta Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa laga dalbadey iney kasoo jawaabaan codsi…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalalka Sweden iyo Finland oo ku biiraya NATO

Sabti: May 14, 2022 Tobanaan sano, dalalka Finland iyo Sweden, ayaa ahaa kuwa aad ugu dhaw isbaheysiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Aadan Madoobe oo soo saaray farriin cusub oo ku socota xildhibaanada

Khamiis: May 12, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maanta soo xiray kulankii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka DANAB oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo hub

Khamiis: May 12, 2022 Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 5aad Guutada 16 ee Kumaandoska Danab…

Posted in WARARKA MAANTA

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta oo tababar loogu soo xiray Dalka Jabuuti

Khamiis: May 12, 2022 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Howlaha Guud oo daah furay Shirka Guddigga hagidda mashruuca dib u dhiska waddooyinka

Khamiis: May 12, 2022 Shirka Guddigga hagidda mashruuca Dib u dhiska Wadooyinka Soomaaliya oo ay qeyb ka…