Posted in WARARKA MAANTA

Bandow lagu soo rogay goobta ay ka dhacayso doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Arbaco: May 11, 2022 Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (Atmis) ayaa bandow kusoo rogay Teendhada Afisyooni ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo sheegatay qarax saaka ka dhacay bar koontarool

Arbaco: May 11, 2022 Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay qarax saaka ka dhacay bar koontarool oo laga hubiyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Israa’iil oo ‘toogasho ku dilay’ suxufiyad ka tirsan Al-jazeera

Arbaco: May 11, 2022 Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo ka tacsiyeeyay Geerida Xaawo Cabdi Samatar.

Arbaco: May 11, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa tacsi tiiraanyo leh u…

Posted in WARARKA MAANTA

Shil Gaadhi oo sababay khasaaro isugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac oo ka dhacay Magalada Caynabo.

Arbaco: May 11, 2022 Inta la xaqiijiyay Hal Askari Oo Ka Mida Ciidanka Booliska Gobolka Saraar Ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Soomaaliya oo Faah-faahin ka bixiyay Qaraxii Muqdisho ka dhacay.

Arbaco: May 11, 2022 Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax aadan oo warbaahinta Kula hadlay Halka uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Faah-faahinta Qaraxa Muqdisho ka dhacay oo ay ka bad baadeen Wasiirada

Arbaco: May 11, 2022 Faahfinno dheraad ah ayaa kasoo baxayo Qaraxii goordhoweyd laga maqlay qeeybo kamid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Amiirka Qatar oo Khamiista booqanaya Magaalada Tehran

Arbaco: May 11, 2022 Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa lagu wadaa inuu Kkamiista booqdo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Teendhada Afisiyooni

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha

Hadal jeedinta 39 ka Murashax ee xilka Madaxweynaha ee bilaaban doonta maalinta berri, waxaana ay Socon doontaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeer deg deg ah ku tegay hoolka doorashada Afisooni

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah  ku tagay teendhada Afasiyooni …

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay Bandow kusoo rogayaan Xerada Afisiyooni & Agagaarkeeda

War kasoo baxay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS) ayaa waxaa lagu sheegay in , iyaga…