Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo Jabuuti ku geeriyooday
Talaado: April 26, 2022 Alle ha u naxariiste waxaa magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ku geeriyooday taliyihii…
Farmaajo”ATMIS uma hoggaansami karaan amar kasoo baxay hal xafiis oo aan awood u lahayn inuu farageliyo hawlaha Golaha Shacabka
Talaado: April 26, 2022 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka jawaabay qoraal…
Wasiirrada Gaashaandhigga Nato iyo Midowga Yurub oo maanta ku shiraya Jarmalka
Talaado: April 26, 2022 Wasiirrada gaashaandhigga ee gaashaanbuurta Nato iyo dalalka Midowga Yurub ayaa maanta ku shiraya…
Jarmalka oo tallaabo aan la filayn u qaaday dhanka dagaalka Ukraine
Talaado: April 26, 2022 Dawladda Jarmalka ayaa ogolaatay sahayda ilaa konton taangiyada lidka diyaaradaha in ay gayso…
Booliiska Soomaaliya oo iska fogeeyey eedayn uu u jeediyey guddoomiye Dhabancad
Talaado: April 26, 2022 Boolliska Soomaaliya ayaa iska fogeeyey eedaymo uu soo jeediyey guddoomiyaha kumeel-gaarka ah ee…
Rooble oo amray ATMIS inay la wareegaan amniga Teendhada Afisyoone
Talaado: April 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay…
Ciidamo Boolis & Nabadsugid oo la wareegay Xaruntii Baarlamaanka ee Villa Hargeysa
Talaado: April 26, 2022 Waxaa guud ahaan xaruntii ay ku shiri jireen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka…
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee Arrimaha bani’aadminimada.
Talaado: April 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay u…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Talaado: April 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay xubno…
Axmed Madoobe oo la kulmay Guddiyada FEIT & SEIT
Talaado: April 26, 2022 Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam {Madoobe}, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku marti qaaday…
RW Rooble “Waxaan uga digayaa guddoonka la dooran doono ee labada gole in aysan hareermarin sharciga iyaga oo ujeedo shaqsi ah raadinaya
Talaado: April 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Switzerland ayaa…
Puntland oo xukuno ku riday dhalinyaro & Kuwo ka ganacsan jiray mandooriyaha
Talaado: April 26, 2022 Maxkamadda Darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal ee Puntlan ayaa maanta xukun ku riday…