Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo howlo shaqo u joogo dalka Sacuudi carabiya

khamiis: April 14, 2022 Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamad Nuur oo howlo shaqo u…

Posted in WARARKA MAANTA

Yuusuf Dabageed oo eedeyn u jeediyay Rooble & Guddiga FEIT

khamiis: April 14, 2022 Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo taageeray go’aanka ka soo baxay guddiga FEIT

khamiis: April 14, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal soo saaray waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed madoobe oo soo dhaweeyay go’aanka ka soo baxay Guddiga FEIT

khamiis: April 14, 2022 Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo u hambalyeeyay xildhibaannada BFS ee maanta la dhaariyay

khamiis: April 14, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay BF ee maanta lagu dhaariyay Muqdisho

khamiis: April 14, 2022 Warsaxaafadeed ka soo baxay Beesha caalamka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay xildhibaannada cusub…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadooyin bani’aadannimo oo loo furayo shacabka ku xanniban magaalooyinka Ukraine

khamiis: April 14, 2022 Ra’iisul wasaare ku xigeenka Ukraine, ayaa sheegtay in la furayo ilaa sagaalmarin oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Yurub oo lagu eedeeyay in ay lacagtooda ku beddeshaan dhiigga dadka

khamiis: April 14, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa ku eedeeyay wadamada Yurub ee wali sii iibsanaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo dalalka qaar uga digay in ay ku biiraan NATO

 khamiis: April 14, 2022 Ra’iisul wasaarihii hore ee Ruushka, ayaa sheegay in haddii dalalka Sweden iyo Finland…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo sheegay in kun ka tirsan ciidamada Badda Ukraine ay isa soo dhiibeen

Ruushka ayaa sheegay in in ka badan kun askari oo ka tirsan ciidamada badda ee Ukraine ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya & itoobiya oo ka wada hadlay badqabka iyo amniga Diyaaradaha

Wasiirka Gaadiidka iyo Dulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md. Duran Axmed Faarax ayaa Maanta Shir Gudoomiyay Shir ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Xabsiga Hargeysa & Wariyeyaal la xiray

Weli rasaas ayaa laga maqlayaa Xabsiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa ee Somaliland halkaas oo la sheegay inay…