Posted in WARARKA MAANTA

Senator laga soo doortay Jubbaland oo eedeyn u jeediyay Xildhibaan Kulane

Khamiis: April 7, 2022 Qoraal uu bartiisa Facebook-ga ku daabacay Xildhibaan Xasan Daahir Yarow oo ah Senator…

Posted in WARARKA MAANTA

Carruur Soomaali ah oo lagu la’ yahay Qaahira

Khamiis: April 7, 2022 Wali waxaa baadi goob loogu jiraa Caruur Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Q.M oo soo dhaweysay howlgalka cusub ee ATMIS

Khamiis: April 7, 2022 War kasoo baxay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa lagu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Soomaaliya oo $11.7 Milyan oo doolar gaarsiisay Somaliland

Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed, ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ku sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay jadwalka Saddex kursi oo taalla Jowhar

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay doorashada saddex kursi oo deegaan doorashadooda tahay magaalada Jowhar. Kuraasta la shaaciyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne hore oo xabsi daa’in loogu xukumay dilka madaxweyne hore

Maxkamad militari oo ku taalla dalka Burkina Faso ayaa maanta xabsi daa’in ugu xukuntay madaxweynihii hore ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Beyle oo Jaamacadda Carabta kala hadlay Arrimaha deyn Cafinta Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ku sugan Magaalada Jeddag ee wadanka Sacuudi Carabiya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaaliland oo soo saaray baaq ku socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray baaq caalami ah oo uu ku saxeexan yahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo xukun ku riday dad si sharci darro ah uga Ganacsanayay xayawaanka Haramacadka

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa hal Sanno oo xarig ah iyo 3 Milyan oo ganaax lacageed…

Posted in WARARKA MAANTA

Garab ka mid ah guddiga FEIT oo ka horyimid in lagu noqdo doorashada afar kursi

Arbaco: April 6, 2022  Garab kamid ah guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa si adag uga horyimid warqadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Zelensky oo ku eedeeyey Ruushka dambiyadii ugu xumaa tan iyo dagaalkii labaad ee addduunka

Arbaco: April 6, 2022   Xoghaya Guud ee NATO Jen Stotenberg ayaa sheegay in isbaheysigaasi uu ka rajeynayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hogaamiyeyaasha Midowga Yurub oo wajahaya cadaadis isa soo taraya si ay u cunaqabatayn u saaraan tamarta uu Ruushka

Arbaco: April 6, 2022   Hogaamiyeyaasha Midowga Yurub ayaa wajahaya cadaadis isa soo taraya si ay u cunaqabatayn…