Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo duqeeyay sadhig militari oo u dhow xadka Ukraine iyo Poland

Axad: March 13, 2022  Ciidamada Ruushka ayaa Axadda maanta ah duqeeyay saldhig militari oo ku yaal galbeedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Poland oo su’aalo ka keenay in madaxweynaha Ruushka Putin uu dagaalka hadda socda ee Ukraine uu ku adeegsan karo hubka wax gumaada.

Axad: March 13, 2022 Madaxweynaha Poland ayaa su’aalo ka keenay in madaxweynaha Ruushka Putin uu dagaalka hadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in Ruushku uu isku dayayo in uu sameeyo dowlado kala gogo’an si uu dalkiisa u kala gooyo.

Axad: March 13, 2022 Ruushka ma doonayo Ukraine oo awood leh oo sii jirta sida ay aaminsan…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG: Guddiga doorashada heer federaal oo hakiyay kursi doorashadiisa la shaaciyay

Axad: March 13, 2022 Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa maanta shaaciyay inay hakiyeen doorashada kursiga tirsigiisu yahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Kiev oo waddooyinka ka xiraneysa duulaanka Ruushka

Axad: March 13, 2022 Muddo toddobaadyo laga joogo ayey dadka Ukraine waxay wax ka beddeleen difaaca siiba…

Posted in WARARKA MAANTA

Ukraine oo sheegtay in diyaarado uu Turkiga siiyay ay Ruushka isaga dhicisay

Axad March 13, 2022 Dowladda Ukraine ayaa shaaca ka qaadday in ciidankeeda ay adeegsadeen diyaaradaha uusan duuliyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo weerar ka geystay Gobolka Lamu ee Kenya

Axad March 13, 2022 Shan qof ayaa dhintay saddex kale, oo uu ku jiro nin u dhashay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo gaaray Addis-Ababa

Axad March 13, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayey oo gaaray Garoonka diyaaradaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo gacanta kusoo dhigtay Nin dil u geystay dad shacab ah

Axad March 13, 2022 In mudo ah ayey baadi goob ugu jireen Ciidamada Booliska Puntland qeybta Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Saameynta uu dagaalka Ukarine ku yeeshay kooxda Chelsea

Axad March 13, 2022 Horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Uhuru Kenyatta oo taageerey murashaxnimada madaxweyne ee Raila Odinga

Axad March 13, 2022 Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku taageerey murashaxii uu hore ula tartamay ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Rupiah Banda, oo ahaa madaxweynihii hore ee Zambia, oo ku dhintey dada 85 sano jir,

Axad March 13, 2022 Rupiah Banda, oo ah madaxweynihii hore ee Zambia, ee sanadihii 2008-dii illaa iyo…