Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Saraakiisha Hay’addaha Ammaanka

Talaado: March 8, 2022 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Amniga Puntland,…

Posted in WARARKA MAANTA

Hirshabeelle oo shaacisay Odoyaasha soo xulaya Ergada Saddex Kursi

Talaado: March 8, 2022 Guddiga Maamulka Doorashada ee HirShabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo duqeymo Culus ka fuliyay goobo u dhow Kyiv

Talaado: March 8, 2022 Ugu yaraan 13 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar dhanka cirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Koofur galbeed oo maanta diiwaangelineysa musharixiin u taagan lix kursi oo taala Baydhabo.

Talaado: March 8, 2022 Guddiga maamulka doorashooyinka Koonfur galbeed ayaà maanta billaabay diiwaangelinta musharixiin ku tartamaya kuraas…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Ruushku oo ka digeysa in uu xidhi doono dhuumaha gaaska ee ugu weyn Jarmalka

Talaado: March 8, 2022 dowladda Ruushku ayaa ka digeysa in uu xidhi doono dhuumaha gaaska ee ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Senator Xuseen oo ka mid ah xubnaha Golaha Aqalka Sare Soomaaliya ee oo muddo xileedkeedu dhammaaday ayaa ka hadlay

Talaado: March 8, 2022  Senator Xuseen Seekh Maxamuud oo ka mid ah xubnaha Golaha Aqalka Sare Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Qorshaha horumarinta dalka oo laga shiray

Isniin: March 7, 2022 Wasaaradda Arimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti oo sheegay in lacag balaayin franc ah lagu lunsaday heshiis khiyaano

Isniin: March 7, 2022 Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti ayaa sheegay in xisaab hubin la sameeyey lagu helay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xarunta Laanta 2aad ee Hay’adda Socdaalka oo laga hirgelinayo Jubbaland

Isniin: March 7, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha booliska Dhuusamareeb oo ku tilmaamay AhluSunna kuwa la mid ah Al-shabaab kadib Askartii maanta ay ku dileen dhuusamareeb.

Isniin: March 7, 2022 Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay dilkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda oo weerar culus ku qaaday Farmaajo

Isniin: March 7, 2022 Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq oo ka hadlay xaalada dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo diiday inuu ka qeyb galo dhageysiga maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda iyadoo ay Ukraine ku baaqayso in la joojiyo duullaanka.

Isniin: March 7, 2022 Ruushka ayaa diiday inuu ka qeyb galo dhageysiga maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda…