Maamulka gobolka Gedo oo war kasoo saaray doorashada Degmada Garbahaarey
Arbaco: February 23, 2022 Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Mudane Axmed Buulle Gareed ayaa ka hadlay doorashada 16-ka…
Shiinaha oo ergey cusub u soo magacaabay Wadamo ay Soomaaliya kujirto
Arbaco: February 23, 2022 Dowlada Shiinaha ayaa Xue Bing u soo magacawday in uu noqdo ergay uga…
Hay’adda IMF : Seddex bilood gudahood ayaan ku joojinaynaa lacagta
Talaado February 22, 2022 Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa muddo saddex bilood gudahood ah ku joojin…
Ciidanka Danab oo cagta mariyey xarumihii argagixisada ee Sh/Dhexe
Talaado February 22, 2022 Ururka 4-aad guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo Shacabka uga tacsiyadeeyay qarax lagu dilay Sh. Cabdinaasir
Talaado February 22, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga…
Ciidanka Danab oo dilay horjoogihii Jabhadaha Hiiraan iyo 60 dhagarqabe
Talaado February 22, 2022 Horjoogihii Jabhadaha ee argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Hiiraan iyo 60 dhagarqabe oo…
Vladimir Putin oo amray ciidamada wadankiisa in ay gudaha u galaan labada gobol ee ay ka taliyaan kooxaha gooni u goosadka ah ee Ukraine
Talaado February 22, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray ciidamada wadankiisa in ay gudaha u galaan…
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee W/Qorshaynta maamulkaas
Talaado February 22, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray…
Maxay tahay khatarta dhaqaale ee adduunka soo wajihi karto haddii Ruushku uu weerao Ukraine?
Talaado February 22, 2022 Weerar toos ah oo ay qaadaan ciidamada Ruushku waxa uu sababi karaa sameyn…
Qarax laga maqlay jugtiisa inta badan xaafadaha magaalada Kismaayo oo goor sii horeysay ka dhacay
Talaado February 22, 2022 Qarax laga maqlay jugtiisa inta badan xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose…
Ruushka iyo Ukraine: Qiimaha Shidaalka oo gaaray heerkii ugu sarreeyay tan iyo 2014-kii
Talaado February 22, 2022 Qiimaha Shidaalka ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyay tan iyo 2014-kii iyadoo xiisadda u…
Al-Shabaab oo weerar khasaaro geystay ka fuliyay Magaalada lamu
Talaado February 22, 2022 Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay weerar khasaaro geystay ka fuliyeen tuulo hoostagta Magaalada…