Hoggaamiyaha TPLF oo ka hadlay qodobo aan gorgortan laga geli karin ee xaaladda sii adkayn kara
Sabti: February 19, 2022 Hoggaamiyaha TPLF, Debretsion Gabremikael, ayaa sheegay in aan wax tanaasul ah laga samayn…
Qarax xoogan oo gooor dhawayd ka dhacay Magaalada Beledweyne.
Sabti: February 19, 2022 Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Goordhaw…
Doorashada kuraasta golaha shacabka ee taala Gaalkacyo oo la shaaciyay
Khamiis: February 17, 2022 Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11 kursi oo ka mid ah…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo guddoomiyay Shirka golaha wasiirada Puntland
Khamiis: February 17, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha…
Wararkii ugu dambeeyey doorashada kursiga uu Fahad soo qaadan rabo xilli lasoo bandhigay sawirkiisa
Khamiis: February 17, 2022 Guddiga Doorashada HirShabeelle ayaa shaaciyey odayaasha soo xulaya eregada doornaeysa saddex kursi oo…
Madaxweyna Emmanuel Macron ee France iyo Midowga Yurub oo ciidamadooda kala baxaya Mali
khamiis: February 17, 2022 Madaxweyna Emmanuel Macron ayaa ku dhowaaqay in France ay ciidamadeeda kala bixi doonto…
Galmudug oo shaacisay kuraas lagu dooranayo Magaalada Gaalkacyo
Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay…
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan sameeyay
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 64aad ee Guutada 7-aad ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin…
Dowladda Soomaaliya oo codsi la xiriira Abaaraha u dirtay Shiinaha
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cusmaan Abokar Dubbe la kulmay Safiirka Shiinaha FEI Shengchao. Kulanka Wasiirka…
Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Xubno katirsan Baarlamaanka UK
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi xildhibaanno ah oo ka socda…
Kenya oo adkeysay Amniga Xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii
Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa adkeeyay ammaanka xaafadda Eastleigh ee magaalada Naiorbi kadib markii maalmihii lasoo dhaafay…
Weerar lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka dhacay Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo…