Posted in WARARKA MAANTA

Xabsiyada Federaalka Maraykanka oo xannibaad lagu soo rogey kadib Dilal ka dhacay Gudaha Xabsiyadaas.

Talaado: February 1, 2022 Dhammaan Xabsiyada Mareykanka ee Federaalka oo la xirayo ka dib markii uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Rasaas caawa laga maqlay madaxtooyada Guinea Bissau

Talaado: February 1, 2022  Wararka ka imanaya caasimadda dalka Guinea Bissau ee Bissau ayaa sheegaya in rasaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo wiil Soomaali ah, kuna eedeysan dembi culus u gacan gelisay UK

Talaado: February 1, 2022  Wiil Soomaali-British oo lagu magacaabo Maxamuud Siyaad Cabdixakiin ayaa laga qabtay magaalada Nairobi…

Posted in WARARKA MAANTA

Tijaabada gantaallada: Sawirro aan caadi ahayn oo uu soo qaaday gantaalkii ay K/ waqooyi gantay

Talaado: February 1, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa soo bandhigtay sawirro ay sheegtay in laga soo qaaday gantaalkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhashay Qaraxii shalay ka dhacay dalka Kenya oo soo kordhaya dhimashada oo korortay .

Talaado: February 1, 2022 Qasaraha ka dhashay Qaraxii  gaariga  rakaab ah oo ay la socdeenpp shalay  burburiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Colombia oo ka carootay in waddankaas lagu daray liiska warbixinta Qaramada Midoobay ee 20 dal oo ay ka jirto “baahi daran sida somaliya .

Talaado: February 1, 2022 Dowladda Colombia ayaa ka carootay in waddankaas lagu daray liiska warbixinta Qaramada Midoobay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Annaga oo ay rasaas nagu socoto ayuu OSAMA Bin Laden iga diiday inuu gambado”

Talaado: February 1, 2022 Dukumintary ay BBC-du ka sameysay taariikhdii dhinaca jihaad doonka ee Osama Bin Laden…

Posted in WARARKA MAANTA

Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug oo siwayn loogu soo Dhaweweeyey Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya

Talaado: February 1, 2022 Masuliyinta Maamulka Gobolka Mudug Galmudug Odayaasha iyo waxgaradka Saraakiisha Ciidanka Galmudug Ayaa Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo Shaacisay Odaayasha Soo Xulaaya ergada Doorabaysa 3Kursi oo khamista La Doranaayo

Talaado: February 1, 2022 Galmudug ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal oo Si layaab uga hadlay Doorashadii Jowhar

Talaado: February 1, 2022 Waxaa shalay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ka dhacday doorashada lix kursi…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay Galguduud

Talaado: February 1, 2022 Wararka ka imaanaya degmada Balanbale ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

xukuumadda Soomaaliya oo shegtay in Gargaar Bini’aadanimo uu Imaaraadku geeni Dono Soomaaliya

Talaado: February 1, 2022 Saalax Axmed Jaamac wasiirka dastuurka soomaaliya oo qeyb ka ah safarka Ra’iisul wasaare…