Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaare Rooble oo u ambabaxay Imaaratka xilli uu raali gelin siiyay horaantii bishan

Axad: January 30, 2022 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo dab qabad siisay tuulooyinka ku dhaw magaalada Muqdisho

Axad: January 30, 2022 Boqollaal qoys ayaa ka barakacay, tuulooyinka Mareerey iyo Mukay Dheere ee duleedka degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuwait iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay arimo ku saabsan xiriirka labada Dal.

Axad: January 30, 2022 Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adaha samafalka oo ka digay barakac hor leh oo ka dhasha abaaraha ka jira Soomaaliya

Axad: January 30, 2022 Abaaraha sii kordhaya ee Soomaaliya ayaa abuuraya dhibaato barakac oo baaxad leh. 245,000…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsatada suuqa Bakaaraha oo dib u furay Ganacsigooda kadib muddo afar maalmood ah oo ay u xirnaayeen Amaro kasoo baxay Ururka daacish.

Axad: January 30, 2022 Ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa maanta oo Axad ah dib u furay Ganacsigooda kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Magacyada xildhibaanada miisaanka culus ee weyn kara kuraastooda

Axad: January 30, 2022 Guddiyada doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug iyo kan maamulka doorashada xubnaha baarlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Diblomaasiyadda Bariga Dhexe: Sacuudiga oo “codsi aan laga fileyn” u diray Israa’iil

Axad: January 30, 2022 Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Maxamed bin Salmaan ayaa telefoon u diray Benjamin…

Posted in WARARKA MAANTA

Awoodda Ruushka: Sida uu madaxweyne Putin u tayeeyay ciidamadiisa

Axad: January 30, 2022 Xiisadda ka taagan xuduudda Ukraine iyo cabsida laga qabo in Ruushka uu duulaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudiga Doorashooyinka Oo Soo Dhaweeyey Talaabo ay Qaaday Koonfurgalbeed ee Doorashada Baraawe

Axad: January 30, 2022 Guddiga doorashooyinka heer Faderaal ayaa soo dhaweeyay shaacinta deegaan doorashada 2aad ee magaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda TPLF ee dagaalka kula jirtay dowladda Itoobiya oo sheegtay in dedaallada dibloomaasiyadda horumar laga gaaray iyo wada hadalka socda

Axad: January 30, 2022 Kooxda TPLF ee mudada sanadka ka badan dagaalka kula jirtay dowladda Itoobiya, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Amb Baalle oo dacwad ka gudbiyay Wiil uu dhalay Eng. Yariisow oo ah Xoghayaha koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Newyork.

Axad: January 30, 2022 Safiirka Soomaaliya u fadhiya QM Amb. Abuukar Baalle ayaa dacwad ka gudbiyay Wiil…

Posted in WARARKA MAANTA

Amaanka Jowhar oo aad loo adkeeyay xili beri halkaasi ay ka dhaci doonto Doorashada 5 kursi.

Axad: January 30, 2022 Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa soo gunaanuday Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Golaha…