Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Lagu wado in maanta ay ka dhacdo Garowe

Sabti: January 22, 2022 Shan kursi oo kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka ku dhintay dibadbaxyada Suudaan oo korortay

Sabti: January 22, 2022 Golaha Dhexe ee Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku dhawaaqay, in tirada dadka ku dhintay…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo AU oo ka heshiiyey qorshaha amniga Qaranka

Sabti: January 22, 2022 Guddiga farsamada ee dowladda Soomaaliya u qaabilsan wadaxaajoodka, hanaanka kala wareega amniga Qaranka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya iyo Gabon oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

Sabti: January 22, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Mahdi Guuleed oo raali galin siiyay Raisal wasaare Rooble.

 Hadalkii  Cabdi Xaashi iyo Boqor Buurmadow Sabti: January 22, 2022 R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada hadlay xiriirka labada dal.

Sabti: January 22, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashada G/waqooyi oo shaaciyay Jadwalka Doorashada 3 kursi.

Sabti: January 22, 2022 Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi-Somaliland ee SEIT ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada Doorashada 3…

Posted in WARARKA MAANTA

Dawladda Maraykanka “ Calooshood u Shaqeystayaal Ruush ah ayaa jooga Dalka Mali

Sabti: January 22, 2022 Dawladda Maraykanka ayaa xaqiijisay wararka sheegaya in kooxda Wagnar oo ah askar calooshood…

Posted in WARARKA MAANTA

AL-Shabaab oo noqotay kooxda ugu taajirsan ee ku xiran shabakada Al-Qaacida

Sabti: January 22, 2022 Jeneraal sare oo Mareykan ah ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo kormeer ku tagay Dhismaha Airport Caabudwaaq

Sabti: January 22, 2022 Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer ku tagay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Warfaafinta XFS oo diray hambalyo ku aadan Xuska 21-ka Janaayo

Sabti: January 22, 2022 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdilaahi Xayir Ducaale ayaa manta dhambaal hambalyo ah…

Posted in WARARKA MAANTA

American Airlines oo dib ugu laabatay garoonkii ay ka soo kacday kadib markii qof kamid ah rakaabkii uu diiday inuu xirto maaskaraha Covid-19

Sabti: January 22, 2022 Diyaarad ay leedahay shirkadda American Airlines oo u kala gooshaysay magaalooyinka Miami iyo…