Posted in WARARKA MAANTA

10 qof oo ku dhimatay weerar ay gaysteen kooxo Islaamiyiin ah oo ka dhacay waqooyiga dalka Burkina Faso.

Axad: January 16, 2022 Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay weerar ay gaysteen kooxo loo maleynayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Somalia & QM oo ka wada hadlay Dhaqaalaha Doorashada

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arri.aha…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo gaaray deeganka Farlibaax

Axad: January 16, 2022 Wafdi uu hor kacayay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa gaaray deeganka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Qadar oo Noqotay Dowladii ugu horeysay oo cambaareysay weerarkii Argagixisada ee Afayeenka XukuumaddaMacalimuu

Axad: January 16, 2022 Dawladda Qatar ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxisada maanta la beegsadeen Afhayeenka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Dalka Mali oo geeriyooday

Axad: January 16, 2022 Madaxweynihii hore ee dalka Mali, Ibrahim Boubacar Keïta, ayaa geeriyooday isaga oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda caafimaad ee Macallimuu iyo Rooble oo ka hadlay

Axad: January 16, 2022  Xaaladda caafimaad ee afhayeenka xukuumadda Soomaaliya ayaa haatan aad u wanaagsan, kaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Qaraxa Afayeenka Xukumada Soomaaliyaa Lala Eegtay Qarax Is Miidaamin Ah

Office Nairobi Kenya

Posted in WARARKA MAANTA

Cabbaas “4-taas maamul waxay noqdeen milkiyad uu Farmaajo leeyahay”

Axad, 16 Janaayo 2022 [Qaranimo Online] C/rashiid Faarax ayaa soo dhoweeyey in la dardargeliyo soo xulitaanka xildhibaanada…

Posted in WARARKA MAANTA

Diblumaasi ka tirsan safaaradda Soomaalida Talyaaniga oo shaaca ka qaaday heshiiska Cabdi Siciid uu la galay Med-Or

Axad, 16 Janaayo 2022 [Qaranimo Online] Diblumaasi ka tirsan safaarada Soomaalida Talyaaniga, kana gaabsadsay in magaciisa la…

Posted in WARARKA MAANTA

Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay Baalle oo jawaab ka bixiyey

Axad: January 16, 2022 Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle oo wareysi siiyey Telefishinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta oo shir gudoomiyey shir ku saabsanaa heshiiskii wareejinta

Axad: January 16, 2022 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Maalgahiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdishu oo dhaawac halis ah uu ka soo gaaray afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Macalimuu

Axad: January 16, 2022 Qarax goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdishu ayaa waxaa dhaawac halis ah uu…