Faah-faahin ka soo baxaysa dagaal beeleed ka socda goballada Nugaal iyo Sool
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badana way ku dhaawacantay dagaal beeleedyo ka…
Madaxweynaha KGS oo Mareykanka & Ingiriiska kala hadlay doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda…
Bandow lagu soo rogay Magaalada Beledweyne
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu Bandow ku soo Rogay magaalada Beledweyne ee xarunta…
Puntland oo War kasoo saartay dagaal dhexmaray labada Maleeshiyo Beelood
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal laba maleeshiyo Beeleed ku…
Akhriso Sababta uu isku casilay Guddoomiyihii Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ?
Guddoomiyaha Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casilay xilka guddoomiyenimada. Saalax wuxuu warqaddiisa…
Mareykanka oo ku hanjabay inuu tallaabba ka qaadayo militariga Suudaan
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antonty Blinken ayaa sheegay iney Washington diyaar u tahay iney tallaabbo ka qaadayo…
Banaanbax rabshado wata oo ka socda Beledweyne
Dadweyne farabadan oo ka kala yimid xaafadaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay Maanta halkaasi ka dhigayaan banaanbax…
Khasaaro ka dhashay dabkii ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Muqdisho
Dabka oo geystay intiisa badan khasaaro hantiyadeed ayaa Barqanimadii Maanta waxaa uu ka kacay Goobo Ganacsi oo…
Ola Qaradawi oo xabsiga Dalka Masar laga sii daayey
Axad: January 2, 2022 Sida ay baahisay Wakaaladda wararka ee Masar ee MENA oo soo xiganaysa ilo…
Mareykanka oo 3 dal ka saaray barnaamij ganacsi oo loogu talagalay Afrika.
Axad: January 2, 2022 War qoraal ah oo uu soo saaray, Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka,ayaa lagu sheegay…
Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Mudug oo amartay in cid kasta oo Gaalkacyo ku haysata hub sharci darro ah lagala wareego
Axad: January 2, 2022 hawlgalo ciidamada amniga puntland ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacayo ayey kusoo qab qabteen…
Dagaal kulul oo ka bilaawday Hiiraan Goor dhawayd una dhaxeeyo ciidamada HirShabelle iyo kuwa kale oo taabacsan sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere.
Axad: January 2, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow uu dagaal dib uga…