Posted in WARARKA MAANTA

Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Sool

Dagaal ayaa markale waxaa uu laba maleeshiyo Beeleed ku dhexmaray degaanka Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool,…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Kenya oo baadi goobaya Ganacsade Soomaali la la’yahay

Waxaa socda baadigoobka ganacsade Soomaali ah oo muddo tobbaad ah lagu la’a yahay Kneya kadib markii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadkii isticmaalay FaceApp oo ‘war naxdin leh loo sheegay’

Khamiis December 30, 2021 Maalmihii lasoo dhaafay waxaa dib usoo cusboonaa barnaamijyada baraha bulshada ee sawirrada dadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay Al-Shabaab oo la wareegay degmada Balcad

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka waxaa ay dagaal ku galeen degmada Balcad…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay xaaladda dalka & doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa  Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda barnaamijka dhaqancelinta isisoo dhiibayaasha “DRP”oo Booqday Ciidamada Xooga Dalka ee ku Sugan dhusamareeb

Khamiis: December 30, 2021 Madaxda barnaamijka dhaqancelinta isisoo dhiibayaasha “DRP” oo ah Barnaamij loogu talo galay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan magaalada Muqdisho.

Khamiis: December 30, 2021 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha magacaaban ee Hay’adda PSF S/Guuto, Amiin oo markii u horraysay sheegay in uu Tuutaha ka beddelay Ciidanka PSF.

Khamiis: December 30, 2021 Agaasimaha magacaaban ee Hay’adda PSF S/Guuto, Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr ayaa markii u…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Balcad

Khamiis: December 30, 2021 Dagaalameyaal ka tirsan Al Shabaab ayaa saaka waabirigii hore waxaa ay dagaal  ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo ku soo wajahan Muqdisho.

Khamiis: December 30, 2021 Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa…

Posted in VIDEOS

DFS oo sheegtay in dagaal ka dhacay Balcad lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Khamiis: December 30, 2021 War ka soo baxay taliska Militariga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka xoogga…

Posted in WARARKA MAANTA

Gole Badbaado ‘oo looga dhawaaqayo’ GALMUDUG

Khamiis: December 30, 2021 Golaha Badbaadada iyo Hogaan toosinta Galmudug ayaa dhawaan lagu dhawaaqaya, sida uu shaaciyey…