Qaramada Midoobay oo sheegay inay ixtiraamayaan go’aankii dowlada ku xirtay qeybta ay ka isticmaalaan garoonka diyaaraha Aden Adde
Axad: December 26, 2021 Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ixtiraamayaan go’aankii dowlada Soomaaliya ay…
Wasiirka Amniga oo ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda in uusan dalka ka bixi Karin Taliyaha Ciidanka Badda Dirir
“Axad: December 26, 2021 Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya…
Maxamed Xuseen Rooble “ Musharrax gaar ah lagama aqbalayo in uu in doorashada ku takri falo
“Axad: December 26, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga…
dib u dhac uu ku yimid Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo la filayay 27 bishan dhaco
“Axad: December 26, 2021 Waxaa dib u dhac uu ku yimid Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka,…
Warqad xalay lagu daabacay bogga madaxtooyada Soomaaliya, oo ahayd Wiifto
“Axad: December 26, 2021 Warqad xalay lagu daabacay bogga madaxtooyada Soomaaliya, ayaa madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay…
Al- Casdaala “Ciidanka ayaa loo adeegsanayaa sumcad dilka Rooble
“Axad: December 26, 2021 Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa uga digay ciidamada inay ku milmaan siyaasada…
Weerar ka dhacey Kongo oo lix qof ay ku dhinteen
Axad: December 26, 2021 Lix qof ayaa ku dhimatey qarax lala beegsadey maqaaxi ku taalla dalka Kongo,…
Baadari Desman Tutu oo ku guuleystay abaal marinta biladda Nabadda “Nobeldada 90 sano.
Axad: December 26, 2021 Baadari Desman Tutu, oo ku guuleystay abaal marinta biladda Nabadda “Nobel”, kaasoo gacan…
CC Shakuur oo 5 qodob soo saaray, kadib tallaabadii Farmaajo
Axad: December 26, 2021 Siyaasiga caanka ah ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa soo sooray qoraal xasaasi ah…
Shil Baabuur oo ka dhacay dalka Iran ayaa sababay dhimsho badan
Axad: December 26, 2021 Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay gobolka…
Maamulka Koonfur Galbeed oo kordhinaya aqoonta iyo tayada macalimiinta
Axad: December 26, 2021 Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo…
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT oo bilaabaya diiwaan-gelinta Musharaxiinta
Axad: December 26, 2021 Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa Maanta bilaabaya diiwaan-gelinta…