Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Booliiska Puntland oo soo af-jaray hawlgal ka dhan ah kooxaha ka shaqeeya isticmaalka iyo ka ganacsiga Khamriga iyo Xasiishka.

Isniin: December 20, 2021  Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa gelinkii dambe ee xalay soo af-jaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo sheegay inay xaliyaan cabashada laga qabo doorashada

Isniin: December 20, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in mar walba ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Suudaan oo xiray waddooyinka ka hor dibadbaxyada la qorsheeyay

Isniin: December 20, 2021  Ciidamada ammaanka ee caasimadda Sudan ee Khartoum ayaa xiray waddooyinka waaweyn ka hor…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo beeniyay wararka ku saabsan

Isniin: December 20, 2021  Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareeen, ayaa beeniyay wararka ku saabsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Galmudug oo iska fogeeyay in uu boobay doorashada

Isniin: December 20, 2021  Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafatagareen) ayaa sheegay in mar…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlayaa shirka ka furmay Pakistan oo ay ka qeybgalayaan 60 dal oo muslim ah?

Isniin: December 20, 2021  Wakiilo ka kala socda ku dhawaad ​​60 dal oo Muslim ah ayaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbaxyada dalka Sudan oo mar kale soo laba kacleeyey

Isniin: December 20, 2021  Boqolaal kun oo shacab ah ayaa is qabsaday waddooyinka caasimadda Sudan ee Khartoum,…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka ku dhintay duufaanta Filibiin ku dhufatay oo korortay

. Isniin: December 20, 2021  Ugu yaraan 169 qof ayaa hadda la og yahay inay dhinteen ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Senator Manchin oo dharbaaxo siyaasadeed qabadsiiyay Biden

Isniin: December 20, 2021  Dhabarjab weyn oo siyaasadeed ayaa soo gaaray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, kaddib marki…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabsi laga qabo in dagaal loo adeegsado hubka Nukliyeerka uu dhexmaaro Pakistaan iyo Hindiya

Axad: December 19, 2021 Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa sheegay in haddii Hindiya ay weerar…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Gobolada Waqooyi.

Axad: December 19, 2021 Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

‘Haddii aad halkan wax ka cunayso, ogow jiir ayaa kula cuni doona’

Axad: December 19, 2021 Diem Boyd waxa ay fadhiday bannaanka makhaayad ku taal xaafadda Greenwich ee caanka…