Posted in WARARKA MAANTA

C/kaafi Qaaf  “Mustaqbalka ubadkeena siyaasad laguma dabaqi karo, meesheey doonaan dalka ha ka joogaane”

Kaddib markii Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland, ku eedeeyeen Dowlada Soomaaliya in ay ka soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya

Axad: December 12, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland oo shaaciyay xiliga la diwaangali naayo musharaxiinta

Axad: December 12, 2021 Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay xiliga la diwaangali naayo musharaxiinta iyo ergada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dab khasaare baaxad leh gaystay oo ka kacay suuqa degmada Dooloow ee Gobolka Gedo

Axad: December 12, 2021 Wararka naga soo gaaraya degmada Dooloow ee Itoobiya ayaa sheegaya in qasaare hantiyeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Socdaalka Adduunka IOM oo sheegtay in 4,470 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen adduunka sanadkan

Axad: December 12, 2021 Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay  in 4,470 qof oo tahriibayaal ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan xog-wareysi ah la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga

Axad: December 12, 2021 Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Balal Cusmaan ayaa kulan xog-wareysi ah la…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo shirka la dagaalanka masuq-maasuqa uga qeyb galeysa dalka Masar

Axad: December 12, 2021 Waxaa magaaladda Sharma Al sheekh ee dalka Masar maanta ka furmay shir heer…

Posted in WARARKA MAANTA

Nato iyo Ruushka oo laga cabsi qabo inay Ukraine isku faro saaraan dagaal dhex maro

Axad: December 12, 2021 Wadamada hodanka ah ee magacooda loo soo gaabiyo G-7 oo shir uga socdo…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Axmed oo ku laabtay jiida hore ee dagaalka kana qabsaday TPLF wado istiraatiiji ah

Axad: December 12, 2021 Ciidamada Itoobiya ee dagaalka kula jira fallaagada daacadda u ah Jabhadda Xoreynta Shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisad dhaqaalaha ah oo ka taagan garoonka diyaaradaha Baledweyne.

Axad: December 12, 2021 Waxa xiran qeybta Tarminalka cusub ee garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baledweyne sababo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan dalka Jabuuti

Axad: December 12, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xumuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Diinta & Awqaafta FS: Waa in wax laga qabtaa ciidamada kontoroollada Gaadiidka lacagaha uga qaato

Axad: December 12, 2021 Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in ay…