Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye oo difaacay xariga jilaa Idiris Ilig Suldaanka Barakeysan

Khamiis: December 9, 2021 Afhayeenka xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa isaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada hargaysa Qof ku geeriyooday mid kamida godad ka lagu aaso haamaha shidaalka.

Khamiis: December 9, 2021 Cali Cabdi Jaamac oo 60 jir ahaa, ayaa ku geeriyooday goob laga qodayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Mareykanka oo lacag ugu deeqay Abaarta kajirta Soomaaliya

Khamiis: December 9, 2021 Xilli meelo badan oo kamid ah Soomaaliya ay waqtigaan kajirto Abaar baahsan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada Jubbaland oo Maanta ka shiraya hanaanka doorashada Golaha Shacabka

Khamiis: December 9, 2021 Maanta oo Khamiis ayaa waxaa lagu wadaa in Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland…

Posted in WARARKA MAANTA

James Swan oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqay ka hortegida musuq maasuqa

Khamiis: December 9, 2021 Isaga oo ka qeyb galayay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee la dagaalanka Musuqmaasuqa,…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo joojisay howlihii gargaarka ee Itoobiya ka dib markii la bililiqeeystay raashinkii gargaarka!

Khamiis: December 9, 2021 Qiyaastii 9.4 milyan oo qof oo ku nool gobollada Tigray, Axmaarada iyo Canfartu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Masar uga Qeyb galay Shir Looga Hadlayay Waxbarashada

Khamiis: December 9, 2021 Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Abdullahi Abukar Haji…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Sirdoonka Galmudug oo xalay Howlgallo ka sameeyay Galkacyo

Khamiis: December 9, 2021 Ciidanka Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliyeed Nisa ayaa Xalay Howlgal Qorsheysan Ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaalad deganaasho la’aan ah oo saakay ka taagan Magaalada Boosaaso

Khamiis: December 9, 2021 Xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn ayaa maanta laga dareemayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Beyle oo la kulmay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya

Arbaco: December 8, 2021 Wasiirka maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa  maanta Magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirkii ugu horreeyay ee ay Soomaaliya ku yeelatay UK 30 Sano kadib

Arbaco: December 8, 2021 Safiir Cabdulkaadir Axmed KHeyr, ayey shaley ay ka guddoontey waraaqihiisa aqoonsiga boqoradda Ingiriiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxbarashada Carruurta Soomaaliyeed oo Lagu bixinaayo lacag dhan €7.65 milyan oo Yuuro

Arbaco: December 8, 2021 Finland ayaa deeq lacageed oo dhan 7.65 milyan oo Yuuro ugu deeqday waxbarashada…