Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka oo si cad ugu sheegay awoodda doorashada in ay ayaga masuulka ka yihiin.

Talaado: December 7, 2021 Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal Maxamed Xasan Cirro oo ka jawaabay dalabkii golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Ciro” Doorashada lama joojinaayo Kursi kasta aan marin habraaca rasmiga ahna dib ayaa loo celinayaa Daawo

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo kulan la yeeshay Madaxda warbaahinta gaar ahaan Agaasimayayaasha Tv-yada iyo Idaacadaha Muqdisho

 Isniin: December 6, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay madaxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Mareykanka oo ugu baaqday dowladda federaalka in ay Wada hadal la galaan maamulka Ahlu-Sunna

Isniin: December 6, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay ka dooneyso dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Ahlu-Sunna…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Bin Salmaan oop bilaabaya booqasho uu ku tagayo dalalka Khaliijka Carabta

 Isniin: December 6, 2021 Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Maxamed Bin Salmaan, ayaa maanta oo Isniin ah bilaabaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Itoobiya oo dib u qabsaday labo magaalo oo istiraatiiji ah

 Isniin: December 6, 2021 Ciidamada Itoobiya ayaa dib ula wareegay magaalooyinka istiraatiijiga ah ee Dessie iyo Kombolcha,…

Posted in WARARKA MAANTA

Muuse Suudi Yalaxow “ Villa Somaliya ma tagin ma dhiman waa noo lahay ayaga oo wanaagsan ayaan tagi waayay

 Isniin: December 6, 2021 Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa si adag u beeniyay warar laga faafiyo oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir loogu magac daray hanaanka dhab u heshiisiinta oo ka furmay Muqdisho

 Isniin: December 6, 2021 Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyadda xiriirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka TPLF “ Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa duqeymo ku waxyeeleeyay dad ra’yid ah

Isniin: December 6, 2021 Afhayeen TPLF Getache Reda ayaa qoraal uu bartiisa Faceebook soo dhigay ku sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduudaha lahayn ee MSF oo ka digtay xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Kenya

Isniin: December 6, 2021 Iyadoo ay bilooyin un ay ka harsantahay xiliga ay dowladda Kenya sheegtay inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya oo deeq ah talaalka Covid-19 ee Sinopharm ka gudoontay xukuumadda Shiinaha

Isniin: December 6, 2021 Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa deeq ah talaalka Covid-19 ee Sinopharm ka gudoontay…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo: Safiirka Soomaaliya ee Turkiga  XASAN SHEEKH wuxuu mudan yahay in taallo loo dhiso hal sabab darteed