Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Lubnaan oo wada hadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka dalka Qatar

Talaado: November 30, 2021 Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka Qatar Sheikh…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Guddoomiye cusub u magacaabay Hay’adda Waddooyinka Puntland

Talaado: November 30, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo  Guddoomiye cusub u magacaabay Hay’adda Waddooyinka Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Cudurka Jadeecada oo Galkacyo ka dilaacay

Talaado: November 30, 2021 Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug waxaa ka dilaacay Cudurka Halista ee Loo yaqaano…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska oo howlgal gaar ah ka fuliyay Muqdisho

Talaado: November 30, 2021 Talaado: November 30, 2021 Hawlgalkaan oo ahaa mid lagula dagaalamayay Burcada hubeysan iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha DG Koofur Galbeed oo magaalada Kismaayo saakay ku wajahan si uu ula kulmo dhiggiisa Axmed Madoobe

Talaado: November 30, 2021 Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta ku wajahan magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Guddiyada doorashooyinka ku amray ilaalinta hufnaanta doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga ee Aalada zoomka shir kula yeeshay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Moxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaaalada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka Midowga…

Posted in WARARKA MAANTA

Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Baydhabo

Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Shir Midowga Musharrixiinta Maalintii 4aad uga socdo Muqdisho

Waxaa Maalintii Afaraad oo xiriir ah uu shir uga socdaa Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha, kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabuuti oo heshay diyaarad ay u adeegsato ciidamadeeda jooga Soomaaliya

isniin: November 29, 2021 Dowladda Jabuuti ayaa heshay diyaaraddii labaad ee nooceedu yahay MA-60, taasoo ay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo qabtay shir looga arrin sanaayo xalada Abaaraha

isniin: November 29, 2021 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar

isniin: November 29, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad…