Puntland oo joojisey goor dhawayd madal uu ka hadli lahaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Federaalka Cirro
Isniin: November 1, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada garoowe ayaa sheegaya in caawa maamulka Puntland uu joojiyay…
Muqdisho oo lagu aasay 7-dii qof ee 10-kii bishii Agoosto ay ciidamada AMISOM ku laayeen deegaanka Golweyn
Isniin: November 1, 2021 magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu aasay meydadka 7-dii qof ee 10-kii bishii Agoosto…
Jabhadda mucaaradka Oromiya oo sheegtay inay dowaladda kala wareegeen magaalooyiin
Isniin: November 1, 2021 Hogaamiyaha jabhadda xoreynta Oromiya ee loo soo gaabiyo OLA ayaa BBC u sheegay…
Madaxwaynaha deegaanka Soomaalida oo kulan la yeeshay saraakiisha amniga
Isniin: November 1, 2021 Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxummed Cumar ayaa maanta kulan la qaatay…
Agaasimayaasha waaxyaha Dowlada dhexe iyo Dowlada Goboleedyada oo hay’adda UNDP Tababar u furtay
Isniin: November 1, 2021 Agaasimayaasha waaxyaha Maamulka iyo Maaliyadda,Qorshaynta iyo Tababarada iyo Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka ee…
Korneel C/llaahi oo ka tirsanaa NISA oo sheegay in NISA ay keensatay Qalab qal qal galinaya Doorashada
Isniin: November 1, 2021 Korneel C/llaahi Cali Macow oo ka tirsan Saraakiishii hore ee NISA ayaa shaaciyey…
Mucaaradka Ethiopia oo guulo sheegtay iyo Abiy oo baaq diray
Isniin: November 1, 2021 Laba jabhadood oo mucaarad ah oo dagaal kula jira dowladda dhexe ee Itoobiya…
Xisbiga talada Japan haya oo mar kale ku guulaystay doorashadii shalay dalkaas ka dhacday.
Isniin: November 1, 2021 R/wasaaraha dalka Japan Fuumiyo Kishida ayaa sheegtay inuu guul ka gaaray doorashadii guud…
Erdogan oo baajiyey ka qeybgalkiisa shirka COP26 ee cimilada adduunka oo ka dhacaya UK
Isniin: November 1, 2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta baajiyey ka qeybgalkiisa shirka COP26 ee…
Xildhibaanada reer Uganda oo aan qaadan tallaalka cudurka Corona oo loo ogolaan doonin inay galaan dhismaha baarlamaanka
Isniin: November 1, 2021 Xildhibaanada reer Uganda ee aanan qaadanin tallaalka ka hortagga cudurka Corona ayaanan loo…
Kismaayo oo laga dhisayo Wadooyin muhiim ah iyo horumarinta waddo cusub oo la bilaabay.
Isniin: November 1, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maamulka Dowladda Hoose ee magaalada…
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Millateriga Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb
Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug gaaray wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha…