Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo Saakay weerar madaafiic ku qaaday Saldhig Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland

Sabti: October 30, 2021 Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay Saaka weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhig…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaca cusub ee Facebook oo loo fasiray “dhimasho”

Sabti: October 30, 2021 Hadalkii ka soo yeeray shirkadda Facebook ee ahaa in magaceeda ay u beddeleyso…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo war ka soo saartay Soomaali lagu xiray dalka Zambia

Sabti: October 30, 2021 Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa war kasoo saartat xarig safmar ah oo loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ooo Qaabilay Ururada Haweenka Gobolka Bakool

Sabti: October 30, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah Soomaalidii lagu xir-xiray Zambia oo la sii daayey

Sabti: October 30, 2021 Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Zambia Maxamuud Maxamed Xasan ayaa sheegay in lasii daayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha ciidanka Boliiska oo kormeeray Hogaanka Baarista Dambiyada ee CID qeybihiisa Kala duwan

Sabti: October 30, 2021 Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta kormeeray Hogaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mahad salad “Markii dagaalku xoogeystay ayuu Shaakir wacay culumo ku sugan Gaalkacyo daawo

Jimco: October 29, 2021 –Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka hadlay xiisadda u dhaxeysa dowlad goboleedka Galmudug…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo gobol Ruushku lahaa uga iibsaday malaayiin doollar

Jimco: October 29, 2021 Gobolka Alaska ee Mareykanka ayaa sanad walba October 18 u dabaal dega, Maalinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne qoor qoor oo booqday Xero milatari oo ku Taal Duleedka Guriceel

Jimco: October 29, 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo weli ku sugan magaalada Guriceel…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay salka ku haysaa xiisadda ka dhex aloosan Britain iyo France?

Jimco: October 29, 2021  Dacwad oogayaasha France ayaa Jimcaha maanta ah amar ku bixiyay in maxkamad la…

Posted in WARARKA MAANTA

Amb. Thomas-Greenfield “ Xalka Ethiopia kuma imanayo cudud militari

Jimco: October 29, 2021 Wakiilka Mareykanka ee Qaramada Midoobay Ambassador Linda Thomas-Greenfield ayaa todobaadkan booqasho ku tagtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’adda Hormuud Salaam Foundation oo raashiin gaarsiisay qoysaskii ka barakacay Guriceel.

 khamiis: October 28, 2021 Hey’adda Hormuud Salaam Foundation oo ka jawaabeysa baahida  dadka ka  barakacay dagaaladii 4…