Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo loo doortay Mustafe Muxumed Cagjar 5 ee soo socota.
Isniin: October 18, 2021 Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa dib loogu doortay Mustafe Muxumed Cagjar oo…
Ciidamada Kenya oo ‘dad shacab ah iyo xoolo badan ku laayey’ Jubbada Hoose
Isniin: October 18, 2021 Dhacdadan ayaa ka dhacday Raaskaambooni, waxaana dadka ay waxyeelada ay soo gaartay ay…
Gantaalka uu Shiinaha tijaabiyay ee Maraykanka loogu baaqay inuu ka jawaabo
Isniin: October 18, 2021 Xubin sare oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ee Congress-ka ayaa ku boorriyay…
Kumanaan dad ah oo isugu soo baxey waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Khartoum.
isniin: October 18, 2021 Kumanaan dad ah ayaa isugu soo baxey waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Khartoum….
Al-Shabaab oo sheegtay in Askar katirsan Militariga Kenya ay ku dhinteen Qarax miino oo ay jidka u geliyeen
isniin: October 18, 2021 War kasoo baxay Al-Shabaab waxa ay ku sheegtay in Askar katirsan Militariga Kenya…
Wafdi uu hoggaminaayo Madaxa UNCHR ee Soomaaliya oo booqasho ku tegay Xarunta qaabilaadda Qaxootiga ee magaalada Boosaaso
isniin: October 18, 2021 Wefdi uu hoggaminaayo Madaxa Xafiiska Hay’adda UNCHR ee Soomaaliya Magatte Guisse ayaa booqasho…
Maka “ Farxad ayaan la ilmeeyay markii si buuxda ah loo howlgeliyay Masjidka Xaramka
isniin: October 18, 2021 Muslimiinta ayaa dhamaan salaadaha faradka maalinkii Axadda ku tukaday Masjidka weyn Xaramka iyadoo…
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo kulan la qaatay Madaxweynihii hore shekh shariif
isniin: October 18, 2021 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan la qaatay Madaxweynihii hore…
Booliska Britain oo su’aalo weydiiyay aabaha ninka tuhunka laga qabo inuu dilay xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Britain
isniin: October 18, 2021 Booliska Britain ayaa su’aalo weydiiyay aabaha ninka tuhunka laga qabo inuu dilay xildhibaan…
Ciidanka Hay’ada Nabadsugida Jubbaland oo howlgallo ka sameeyay Kismaayo
isniin: October 18, 2021 Ciidanka Hay’ada Sirdoonka & Nabadsugida Maamulka Jubbaland ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga waxaa…
Puntland oo kulan la qaadatay Taliyaha Ciidanka Ilaalada badda Puntland ee Midowga Yurub, Admiral Alejandro Cuerda.
isniin: October 18, 2021 Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo gadiidka badda Mamaulka Puntland Senetor Mohamed Cabdi Majiino iyo…
Ciidamada Dowlada ee ku sugan Duleedka Guriceel oo Dagaal kooban dhex maray
Axad: October 17, 202 Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Guriceel ayaa sheegaya in halkaas ay caawa rasaas…