Wasiirka Wasaarada warfaahinta Abokor Cismaan Dubbe iyo Bahda Saxaafada oo Tacsi u diray Marxuum Ajakis.
War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya gaar ahaan Wasiirka Wasaaradaasi ayaa umadda Soomaaliyeed…
Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday iyo Raisal wasaare Rooble oo ka tacsiyadeeyay geeridii Ajakis
Isniin: September 27, 2021 Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Raisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen…
QM iyo Midowga Yurub oo war kasoo saaray xaalado kusoo wajahan Soomaaliya.
\Isniin: September 27, 2021 –War qoraal ahaa oo ay si wada jiraa u soo saareyn Qaramada Midoobay…
Cabdikariin Xuseen Guuleed “ Farmaajo iyo fahad dalka Fowdo iyo carqaladaynta Doorashada ayay wadaan haka waan toobaan.
Isniin: September 27, 2021 Musharixiinta gaar ahaan Musharrax madaxweyne, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku eeedeeyay Madaxweynaha waqtigiisa…
Mid ka mid ah xaasaska ninkii 42-da sano ka dib u soo noqday qoyskiisa oo ka hadashay go’aankeeda
Isniin: September 27, 2021 Waxay ahayd 26 jir markii saygeeda, Peter Oyuka, uu kaga tagay mugdiga ama…
waxaa goor dhow Muqdisho ku geeriyooday majaajiliistihii caanka ahaa ee Ajakis
Isniin: September 27, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ispitaal ku yaala ku geeriyooday Allaha u naxariistee…
Rooble oo oo xafiiskiisa kula kulmay xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka
Isniin: September 27, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay xubnaha Guddiga Xalinta…
Daalibaan oo ka mamnuucday goobaha lagu jarto timaha in dadka ay garka u gaabiyaan ama ay ka xiiraan
. Isniin: September 27, 2021 Kooxda Daalibaan ayaa ka mamnuucday goobaha lagu jarto timaha ee gobolka Helmand…
Wasiirka Qorshaynta Jamaal oo ku eedeeyay Madaxda Puntland in ay kala hadlaan marka ay soo wacaan arimo Jufo iyo Reero Daawo.
Isniin: September 27, 2021 Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo xalay su’aalo lagu weydiiyay…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo dib u dhigay doorashada xubnaha Aqalka Sare
Isniin: September 27, 2021 Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Somaliland ayaa lagu shaaciyey in…
Sudan oo sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.
isniin: September 27, 2021 Militariga Sudan ayaa sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia…
Al-shabaab oo Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, Qarax Qasaare gaystay kula eegatay ciidamo ka tirsan Kenya
isniin: September 27, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, ayaa sheegaya in halkaas qarax…