Nin hubeysanaa oo siddeed qof ku dilay jaamacad ku taalla magaalada Perm ee dalka Ruushka
Isniin: September 20, 2021 Nin hubeysanaa ayaa ugu yaraan siddeed qof ku dilay jaamacad ku taalla magaalada…
Dowladda Vietnam oo markii ugu horreysay ka hadashay khilaafka Rooble iyo Farmaajo
isniin: September 20, 2021 Vietnam waxay ugu baaqday dhinacyada ku lugta leh arrimaha Soomaaliya inay xalliyaan khilaafaadka…
Qaraxa miino oo goor dhawayd ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada Dayniile.
isniin: September 20, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ka dhacay qarax xoogan oo laga maqlay inta…
Mareykanka iyo Turkiga oo wadahadal ka yeelanaya Amniga Garoonka Magaalada Kabul.
isniin: September 20, 2021 Hoggaamiyaasha Mareykanka iyo Turkiga ayaa wadahadalo muhiim ah ka yeelanaya arinta wadanka Afghanistaan,…
Qarax uu ku dhaawacmay Taliyaha NISA ee degmada Buurhakaba oo ka dhacay halkaas.
isniin: September 20, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay qarax culus oo…
Puntland oo madaxda dowlad goboleedyada dalka ku wargelisay in gebi ahaanba la baajiyay Shirkii Garoowe
isniin: September 20, 2021 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda dowlad goboleedyada dalka ku wargeliyay in…
Xiisadda u dhexeysa Faransiiska, Australia, Mareykanka iyo Britain oo sii xoogaystay
isniin: September 20, 2021 Kulan loo balansanaa in uu dhex maro wasiirada gaashaandhiga ee Faransiiska iyo Ingiriiska…
Prof. Cabdiwahaab oo ka mid ah aqoonyahanada Kenya oo xalay dib u helay xoriyaddiisa
isniin: September 20, 2021 Prof. Cabdiwahaab Cabdisamad oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida dalka Kenya ayaa xalay…
“Aniga iyo aabahay waxaan isku fara-saarnay goob dagaal waxaana ku kala jirnay labo ciidan oo iska soo horjeeda”
isniin: September 20, 2021 Haweeney taliye boolis ah oo u dhalatay dalka Itoobiya ayaa BBC-da uga sheekeysay…
Erdogan oo u Safray New York si uu kaga qeyb gelo shirka guud ee Qaramada Midoobay
isniin: September 20, 2021 Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Safar ugu baxay New York,halkaas oo…
Maamulka Buula-burde oo eeda Qaraxyada Garoonka Buula-burde dusha u saaray Amisom.
isniin: September 20, 2021 Gudoomiyaha Degmada Buula-burde ayaa eeda Qaraxyadii ka dhacay Garoonka magaalada dusha u saaray…
Hirshabeelle oo doortay Xasan Iidow oo Noqonaya Xildhibaankii 6 ee lagu doorto Jowhar.
isniin: September 20, 2021 Baarlamaanka Hirshabeelle oo doortay Xasan Iidow Muxumad (Koboc) oo maamulkaasi ku matali doona…